Asalamu calaykum waraxmatulahi wabarakato.
waxaan halkan aad uga salaamayaa bahda Shabakada Caalamiiga Ah ee Hadhwanaagnews.com
Waxaan raaba inaan sheego gobol amba degmo walba waxaay horumar ku gaadha
markay bulshadeedu doortan shakhsiyaad firfircuun ,kana soo baxana Urur wata barnaamiij casri ah oo raaba inu aayaha bulshadaas fuleyo maadama ay dayac ka muuqday moddo dheer gaadhahan Gobolka Togdheer iyo Degmooyiinkeeda .
Musharaxiin Urur barnaamiij wata wa kuwii daawen laaha baahida degmooyinka gobolkan kaas kuwaas oo ah musharxiinta Ururuka Waddani, wa urur goddomiyahiisu yahay nin siyaasi ah oo wadani dhab ah mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo siyaasiyiin badan isku jira xidhibaano ku jira Guurtiada iyo Wakiilada iyo aqoonyahano wadaniyiin ah.
Musharaxiinta Ururka Waddani ee gobolka Togdheer waxa barnaamijkooda ku jira in iskuuladii iyo dhakhataradii degmooyinka Burco ,oodweyne, Dhoqoshay, duruqsi, balidheeg, qoryaale , waraabeye, war cimraan inaay wax ka qabtan oo dadkii hawshan fuleyn laaha ay yihiin musharaxiintaas oo ruunti laga yaqaano goobo fara badan gobolka.
Waxay ila tahay in reer Togdheer doortan Musharaxiin urur ka fakara mashaakilka bulshada iyo cabashada deegaanka , musharaxiin barnaamiij dhisan wata oo ku socda wada tashi iyo wanaag kuwaas oo ah musharaxiinta Uruka Waddani , inshaalaahu miidhaha barnaamiikan bulshaweynta gobolka Togdheer oo dhan ay ka heli doonan horumar , codkaaga ha noqdo Waddani .
By Mukhtar Cilmi
khadar2244@hotmail.com
********************************************************
Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga