ASC ugu horeyn waxaa mahad guud ahaanteed u sugnaatay ilaahay casa wa jala marka xiga waxaan salamaayaa dhamaan saxaafada iyo qalinlayda smaliland oo u hormod ka yahay iftiinshahayaga HADHWANAAG anigo ku hadlaya damaan dhalinyarada reer hargeisa ee qaarada yurub oo aanan ku mideysnayn qabiil midab iyo dagmo toona ee aanu ku midaysanahay muxu qaban karaa muxuu badali karaa iyo waa qof sidee ah waxaan halkan ka cadaynaynaa inaanu codkayagii taageeradayadii iyo waliba garab istaagaygi ku taageeray xildhibaanka dada yar ee MAXAMED CABDI AADAN YUUSUF oo ka sharaxan xisbiga new ucid waxaan usoo jeedinayaa kana codsanaynaa anagoo ah dhalinyartii gobolka dhamaan dhalinyarada iyo aqoon yahanka gobolka maroodi jeex qaybihiisa kala duwan ina u codeeyaan xildhibaankan