Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


muwaadin /codkaagu yuu kuciilin ama noqon mid aad dib isugu qoomamayso .by- lababaale


(Hadhwanaagnews) Thursday, November 01, 2012
qormadayda maanta waxaan ku iftiiminayaa murashixinta cusub ee golaha degaanka qaab caynkeya ama sifo sideeya

qormadayda maanta waxaan ku iftiiminayaa murashixinta cusub ee golaha degaanka qaab caynkeya ama sifo sideeya ayaad ku
 
dooranaysaaa. muwaadin marka hore aan iswaydiino .murashaxiinta golaha deegaanka ee iskasoo sharaxay todobada urur
 
ee utartamaya inay noqdaan sadexdii xisbi qaran ee distoorka somalilaland dhigayo inay usoo baxaan.
 
hadaba sifo ceynkeeya ayaad ku dooranaysaa murashaxa cusub ee golaha degaanka?
 
ma qabiil ayaad ku dooranaysa . ma saaxiibtinimo . mamaslaxad kale oogooniya mise .murashaxa
 
aad dooranayso waxaad ku dooranaysa .aqoontiisa .daacadnimadiisa iyo .kartidiisa?
 
sxbyaal  sidaynu wada ognahay todobada urur ee ku tartamaya golaha


degaanka waxay mrashixiintooda

 
kusoo xusheen hab qabiil ooah murashax kaste inay kaynaan reerkooda odayaashooda iyo dhalinyaradoodu
 
kaas oo uu qiimaynayo gudomiyaha xisbigu .murashaxani cod intee leeg buu kuleeyahya beesha soo sharaxday.
 
hadaba marka aynu qiimayno murashaxiintan golaha degaanka cusub .maxay kaga duwan yihiin kuwii hore ee fadhiyay
 
golaha degaanka ee waqtigiisu dhamaday ?

 
waxay kaga duwanyihiin  kuwii hore waxa weeye  golihii hore ee deegaanka cod kumay iman waxay ku yimaadeen
 
xisbiyadoodii  oo iyagu keenay inay noqdan  golaha degaanka .. laakiin murashixinta maanta waxay ku xidhanyihiin
 
codka muwadininta somaliland ay siiyaan . hadaba muwaadin codkaagu maanta yaanu noqon mid aad isku qoomamayso.
 
codkaagu yaanu noqon mid aad reer hebel ama muslaxad gaara aad ugu codayso murashaxa cusub.
 
codkaagu ha noqdo mid aad ugu hiiliso xaqa . cadaalada .aqoonta .diinta .iyo kartida.
 
muwaadin codka aad siinayso murashaxa cusub  .hanoqdo  murashax iskudarsaday intaa aan korkusoo xusay
 
 walaahu waliyu tawfiiq
 
 ahmed -lababaaale
 
xahmednuur@hotmail.com

********************************************************

Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.