Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Wacdarihii xisbiga kulmiye iyo hirdanka doorashada golaha degaanka oo ka qabsoontay magaalada berbera


(Hadhwanaagnews) Thursday, November 01, 2012
Ololaha doorashooyinka golayaasha degaanka ee dalka oo maalmahanba ka socday gudaha dalka ayaa maanta waxa

Ololaha doorashooyinka golayaasha degaanka  ee dalka oo maalmahanba ka socday gudaha dalka ayaa maanta waxa si wayn isgu soo baxay taageerasha  xisbiga  kulmiye ee degmada berbera waxana  isu soo baxaasii ka  wada qayb qaatay dadwaynaha  ku dhaqan  degmada berbera  waxnay taageerayaasha xisbigu  kusoo wareegen  jidadka waa waynee ku yaala gudaha magaalada  iyagoo dadwanahaasii  siitay calanka ataanta u ah  xisbiga iyo sawirada munashixiinta waxa kalo ay wateen baabuur  aad u fara badan ooay saran  yihiin makafoono ay ka baxayeen heeso guubaabo ah iyo heesaha u gaarka ah xisbiga isoo baxa manta ayaa ka turjumaaya  taageerada xisbiga lo hayo waxana la odhan karaa waa isoo bixii abid ugu waynaa ee ka dhacay degmada berbera

dabaal dega ay ka muujiyeen xisbiga kulmiye ayaa ah mid taariikh ah  ooh ore looga baran  dadwaynaha  ku dhaqan  degmada  berberra  dhinca kale waxa manta si wayn ugu dheex muuqday xildhbaanda xisbiga kulmiye si wayn uga dheex muuqday xildhibaan sh kayse ismaacil awaxmed   oo isagu watay tageerayaal aad fara badan gaadiid  aad u tira badan oo isga u gaara ah  xildhibaan sheikh  kayse ismaacil ayaa saadasha  dadka iyo aragtiida dadwaynaha ayaa  janjeejdha  dhinca sheekha kayse  ayaa waxa  lugu wadaa inuu noqon karo  maayarka mustaqbalka  degmada berbera    sheikh kayse  ka mid aha aqoonyahanka ka soo jeeda  gobalka saaxil  oo ah qof xil kas ah hufan daacad ah  xildhibaan sheikh kayse ismaacil  aw axmed  oo saaka abaaro tabankii subaxnimo kusoo guryo noqday    dalka gudihiisa ka dib gudashadii xajka waxanu dadwaynaha  taageersan  ugu balan qaaday haddii doortaan inuu u fulin doono  balan qaadkiisa` ku aadan qorshahiisa  siyaasadeed  sheikh  kayse ayaa ka mid ahaa xildhbaanadii ugu  cadcadaa manta  wacdarona ka muujiyey  degmada  berbera  

  maxamed axmed

********************************************************

Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.