|
|
WADDANI UDUB BADBAADO HORYAAL IFTIN DALJIR=GUUL by ibnu cilmi bushaale (Hadhwanaagnews) Thursday, November 01, 2012 waxa xalay gabi ahaanba dalka oo idil laga dareemay qaasatan casimada haragiasa ruxanka dhul
waxa xalay gabi ahaanba dalka oo idil laga dareemay qaasatan casimada haragiasa ruxanka dhul gariir siyaasdeedka xisbiga udub oo si toosa ugu biiray ururka bah waynat waddani xisbiga udub oo ahaa baahihii s/land ahaana xisbi dalkan wax badan usoo qabtay waxa uu soo qabtayna uu ku xardhan yahay meel kasta iyo goob kasta xisbiga udub oo ahaa xisbi aad uwyan ahaan mid nabada jecel ayaa wax uu uuu muujiayay sida uudalkan u badbaadin lahaa geedigii hayigiisana uu waddani ula tagi lahaa waxa aan aad iyo aad usoo dhwyanay bah wayntaaa waddani
face=Verdana>waxa ahayd xaflad lasyku arkay dhaman badankooda wasiiradiii udub iyo madaxdiii sar sare murashaxa jagada madax wayen udub iyo ku xigeenkiisa golaha dhexe iyo golaha fulinta udub waxaan leeyahy kusoo dhawaada gacmo furan ururkani waa bah wayn waddani waxa hore ugu biiray galayna badbaado horyaal iftin daljir kalkaal iyo qaar kaloo soo socda waxay taasi ku tusyasaa waddani in uu yahay kii dalna hanan lahaa
by ibnu cilmi bushaale
********************************************************
Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga
|