Hab dhaqanka Xisbiyada Siyaasada.
Markuu arkay: Baahida loo qabo in la abuuro Guddi heer Qaran ah oo daba gal ku samaysa ku dhaqanka Xisbiyada iyo Ururada Siyaasada ee Xeerka anshaxa doorashada.
Markuu arkay: In hawsha baaxadaas leh ay ka soo bixi karaan oo keliya duqayti iyo aqoon yahano magac iyo Sumcad ku leh bulshada dhexdeeda,isla markaana Xog ogaal u ah duruufaha ku xeeran qabsoomida doorasho Xor iyo Xalaal ah,
Markuu Tixgeliyay: Aqoonta iyo Waayo aragnimada Xubnahan,wuxuu Magacaabay Gudida Daba galka iyo Habsami u socodka Doorashada,kuwaas oo u kala baxaya sidatan.
(A) Xarunta Dhexe (Heer Qaran)
1. Dr Aadan Yuusuf Abokor
2. Axmed Maxamed Cadaad
3. Cabdi qaadir Cali Dube
4. Nuur Axmed Ibraahin
5. Cabdi Yuusuf Aar
6. Canab Abiib Daahir
7. Mubaarik Ibraahin Aar
8. Suldaan Naasir Cabdi Ismaaciil
(B) Xarumaha Gobollada
1. Cabdi Qaadir Carab Warsame (Maroodi jeex)
2. Maxamed Xuseen Cismaan Mu?adinka (Maroodi jeex)
3. Yaasiin Ibraahin Magan (Awdal).
4. Xasan Xirsi Suge (Awdal)
5. Cabdi Siciid Aadan (Saaxil)
6. Maxamed C.raxmaan Maxamud (Saaxil)
7. Saado Xaashi Cawad (Togdheer)
8. Yuusuf Jaamac Siciid (Togdheer)
9. Cali Axmed Cabdi (Cantar? (Sool)
10. Ismaaciil Sulaymaan Yuusuf (Sool)
11. Cismaan Cabdi Shabeel (Sanaag)
12. Cali Cabdi Hure (Sanaag)
Mustafe-Jannaale
Hadhwanaagnews.com/Office
Hargeysa/Somaliland
Email: janaale94@gmail.com