Waxa an halkan ka salmayaa bahda saxafada iyo mareegaha sida hagar laanta ah noogu haba warka daray ga ah waxa an an halkan manta kaga ahdlayaa hadalka bar yahan ku so noqnoqda saxafada ee ah xildhibanada golaha barlamaanka ee gobolada AWDAL SALAL IYO GABILEY ee ay kaga hadleen arimaha gobolada laga soo soo doortay iyo xildhibada gobolada SOOL SANAG ee is xanbaarka ku yimid een shaqadooduba noqontay maalin dagaal ka xildhibaanda ka soo jeeda hargaysa waxii ka galbeedeeya waxan le yahay wad ku mahdsan tihiin sida sharafka leh milgaha leh eed aad ugu hadasheen dadki ini soo doortay ee cadceeda iyo kulka idin tagnaa waxan idin lee yahy
howsha ad bilowdeen wad ka habsaanteen balse mar hadii ad bilowdeen halkakaga haya oo kaga wada oo ha so jeesanina anagna wan idinku tageersan nahay
Waxa an halkan aad ugu hanbalynayaa xildhibaan ahmed yasiin sh ali ayaanle oo ah xildhibaanka ugu dada yar xildhibadana somaliland wa xildhibaan firfircoon oo aftahnimo hadalkarnimo howlakrinmo intaba ilahay ku manaystay waa hibo eebe ilahay bixiyo ta kale waxa an aad ugu faraxsanahy sida quruxda leh ee qiimaha leh ee uu ahdalka u dhigay una fahansiiyay
aan u soo laabto xildhibadana bariga ee hargaysa laga soo ururiyay ee shaqadooduba ay tahay maalin dagaal wax an filayna ama an wada ogsoonahay in ay na midina inta meesha ka hadlaysay mid na cod ddkisa ah anuu ku jooginj oo ay is xanbaar ay ku soo abxeen waxa an la soconaa in ay midi warsaxafadeed ku qaban karin laascanod iyo buhuudle waxa su,aasha iswaydiin ta leh ay tahay war maxay hargaysa dhiga y hadaba jowabta oo gaaban ba waxay tahay dadkooga ama deeganada aay ka soo jeedaan waxa loga yaqaanaa calooshood u shaqays yaal shaqa tagay oo an u joogin danaha reerahooga waxa taasi jowaab cad iniigu filan in xaglatoosiye oo 3 bilood an wada ahyn somaliladernimada aan amin sanayn ila hadana ay ila tahy inuuan aaminsanyn ayaa kaga wada awood batay dhamantood somaliland oo hadhcad wax ala waxii uu rabay hargaysa ka qaatay maal iyo moodh ba taasiba kuugu filan in xildhibaan indho indho oo ah malafsade wayn oo an lahyn wax damaca ama mustaqbal ah oo an ahyn maalin dagaal.
hadaba waxa looga dan lahaa xildhibada bariga in ay u jowaaban xildhibada galbeed waxay ay ahyd kaliya in la isku jabiyo madama ay na dawlada somaliland ay na u hayn wax jowaaba ay na u helay qudbadii ahmed yasiin sheekh ali ayaanle halkan kan bad ka dalacan akar taa qof ki jowaab u hayana ha so bandhigo ahdalda xildhibanku ku hadlay
http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=1mlvm_2yq5M
hadalka xildhiaabaan indho indho dhagyso waxad dareemaysaa in uuna wax jirin ku hadlayo ahdalka waxa laga gar taa nin ba sida uu ahdalka u dhigaa run iyo been waxa u ku halo laga gar taa waxa an haldaka ku so duubi laha ama ku gabagabayn lahaa waxa weeyi mahyn in aad mijo jaada ad ugu jowaabtan nin deganki iyo dadki soo doortay xaqooga u hadlaya oo wajib kiisa gudanaya waxa kale ee an odhan lalaha xildhibadana bari waxa u bahan yahy degaankiinu ficil iyo wax qabad muuqda ee uma baahna aftanimo hargaysa lala fadhiyo ee orda matida dumarka bilaa isbitaalda ah ah iyo dhalinta bilaaa wax barashada ah wax tara oo ficil ula tagan maha in aad hargaysa fadhidaan oo marfishyada markimada dheeraysataan meel hoo u bahan hadal wax ba kama taro ba horay lo yidhi sool ood ku cecelisan ni dhagysan mayso ee wax muuqda ula tag hargaysa wax ba nigama yalaan ee ee dadkiina dhex taga .
QALINKIII AHMED HUSEIN ALEEL
********************************************************
Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga