Ururada iyo Xisbiyada tartamaya sidan hoos ku qoran.
Tirada Guud ee Codadka Ansaxey Xisbiga Kulmiye oo kaalinta koowaad galey
Kulmiye- 21693
Ucid-13440
Wadani-12158
Rays----6939
Dalsan--6547
Xaqsoor-3195
Umada-2425
Waxaana usoo kala Baxey dhinaca Murashaxiinta Ururadaasi iyo labada
Xisbi ee Kulmiye iyo Ucid
Xisbiga Kulmiye--Todoba Murashax
Xisbiga Ucid----Afar Murashax
Ururka Wadani--Afar Murashax
Ururka Rays---Laba Murashax
Ururka Xaqsoor-hal Murashax oo haweenay ah
Ururka Umada Hal Musharax
Wariye C/raxmaan-Hiiraan
hadhwanaagnews Office Gabiley