Marka hore waxaan salaamaya Saxaafada Hadhwanaagnews oo ah meesha qudha ee somaliland ay ka muuqato dumoqraadiyadu iyo xquuqal qawlku
Natiijada doorashada Somaliland iyo qaabkii loo agaasimay ayaa waxay ka dhigayaan wadankii Somaliland ee loo hanwaynaa mid saqiiray oo gacmihiisa ku baxay Siilaanyo ka dib markii aynu aragnay musuq tuugo cad iyo budhcad cadaana
Waxa iyadoo Video ah meel walba taala sanduuqyadii doorashada oo la qaybsanayo gobolada oo dhan iyo ku shubasho cadaan ah oo ka dhacday guud ahaan wadanka oo dhan hadaba cadaalada la aanta iyo musuqa madaxweyne Siilaanyo ayaa ah mid wax weyn u dhimaysa dhinac kasta weliba waxa hubaal ah inay dhibaato dhanka nabad gelyada ah keenayso
Bur bur iyo kala tag ku yimaada wadankii Somaliland