Hanbalyo xildhibaan abdilaki xassan bugaaxe by Abdiqani abdilaahi farah
(Hadhwanaagnews) Wednesday, December 05, 2012
salaan marka hore dhamaan saxaafad somaliyeed waxana aan salaan gaar ah u diraya hadhwanaagnews
salaan marka hore dhamaan saxaafad somaliyeed waxana aan salaan gaar ah u diraya hadhwanaagnews
intaa kasoo daadego waxa aan jeclaan lahaa in aan xalkan hanbalyo kal iyo laab ah u gadiro xildhibaan abdilaki xassan bugaaxe oo kusoo baxay doorashadii golaha deegaanka ee degmada burco isagoo ka mid ahaaa xildhibanaadii xisbul xaakimka kulmiye uga soo baxay degmada burco kana mid aha kuwa ugu cadcad dhaaman xildhibaanada kasoo baxay degmada burco ee xisbiga kulmiye waxa kale oo aan rajeenayanaa in mudane xildhiabaan abdilaki xassan bugaaxe uu noqdo mayorka degmada burco waxa kale oo aan xalkan duco iyo dardaaran uga soo jeedinayaa mudane xildhibaan abdilaki aniga oo leh
waa in aad noqotaa nin xilkii loo igmaday ama loo doortay si hufan uga soobaxa xilkiisii bulshadii iyo dadkii kusoo doortayna waa in aad ugu adeegtaa si caadaalad ah iyo sinaan ah oo aan lahayn nin jecleesi iyo kanba ixiga toona waxan aan ilahay kaaga baryayaa in aad noqotid masuulkii aan xilkisa lagu dhaliilin mid lagu amaano mooyaane wax kale o aan aad kuugu adkeenaya in aanu noqon waxqabadkaagu mushahar aad ka qaadato dawlada hoose oo aad isku filneesiiside sidii looga baratay xildhibaanadii kaa horeeyay ee aad iminka badalaysaan ee waa in uu noqdaa wax qabadkaagu mid muuqda xata hadii aad weydo wax kale waa in aad musharkaaga 3 meelood oo 2meelood aad wax ugu qabtaa dhamaan deegaamdii lagaasoo dooratay sida dheryaley dhagaxdheer taalobuur iyo waliba burco iyo dhamaan deegamada hawadka sare halka meel ee soo hadhana aad arimahaga ku kaldabaratid waxan aan kuu rajeenayanaa in aad noqotid masuulkii
an lagu khaasrin ee lagu reeyo
By?.Abdiqani abdilaahi farah
Email.alhidaaya_1995@hotmail.com
********************************************************
Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga