Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


maxaynu kaga dayan karnaa sudan by Hassan muhumad Hussien


(Hadhwanaagnews) Wednesday, December 05, 2012
Dawlada sudan oo kamid ah dawaladaha kudhaca geeska Africa ayaa waxay caan ku tahay mawqiceeda juquraafi

Dawlada sudan oo kamid ah dawaladaha kudhaca geeska Africa ayaa waxay caan ku tahay mawqiceeda juquraafi ahaan ee ay ku dhacdo,kaas oo isku xidha caalamka carabta iyo dawladaha Africa intooda kale sudan waxay kamid ahayd dalalkii gacanta u galay gumaystihii weynaa ee ingiriiska,kaas oy xoriyada ka qaadatay sanadkii 1956.xiligaas oo talada wadanka uu qabtay madaxweynihii koowaad ee ay sudan yeelato,oo magaciisu ahaa ismaacill al azhari.waxaa iskaga dambeeyey xukunka madaxwaynayaal badan kuwaas oo iskugu jiray qaar ku qabsaday afganbi military iyo kuwo kuyimi habdoorashaba, waxayna u dhignaayeen sidan soo socota;


1.

style="LINE-HEIGHT: 115%; FONT-SIZE: 16pt">waxaa afganbi military ku qabsaday dalkaa General Ibrahim cabuud kaasoo meesha kasaaray xukuumadii madaniga ahayd ,isla markaana hayey xilka mudadii udhaxaysay 1958-1964..

2.waxaa xilka lagaga tuuray G.cabuud kacdoon shacab,kaasoo ay kasoo baxday xukuumad uu hugaaminayo alsadiq almahdi.

3.sanadii 1964 ayaa waxaa talada dalkaasi afganbi ku qabsaday mid kamida militeryga dalka oo la odhan jiray jacfar alnumayri.afganbigaa oo lamagac baxay kacdoonkii May.islamarkaana xukamayey dalka mudadii u dhaxaysay 1964-1985.

4.sanadii 1986 waxaa isna afganbi kula wareegay talada dalka maxadweynihii la odhan jiray suwaara dahab,kaas oo talada dalka hayey wax ku siman sanad,isagoo islamarkiiba uga tanaasulay xilka sxbkii alsaadiq almahadi,kaasoo xukunka hayey mudo 3 sano ah.kadib markii saadiq mahdi ku fashilmay inuu sifiican umaamulo wadanka .islamarkaana xaalada dhaqaale ,military iyo ta bulsheedba hoos udheceen halkaas oo ay faaftay gaajo,oo ay wadanka dhinac walba kasoo galeen jabhado hubaysan oo ay dabada kawadeen reer galbeedku,waxaana jabhadahaa ugu weynaa  jabhadii uu hugaaminayey Jon Grand,


Taas oo la wareegtey qabo badan oo wadanka ka mida.islamarkaana waxaa hoos udhacay dhaqaalihii wadanka kaasoo gaadhay heer loo ooyo,arintan ayaa waxay dabada ka riixday badhkamada  ciidanka wadanka inay ku kacaan afganbi bilaa dhiig ah,iyagoo kaalmaysanaya qaar kamida ururadii siyaasiga ahaa ee markaasi wadanka ka jiray oo ay ugu harayso xarakadii islaamiga ahayd ee uu hugaaminayey Dr xasan alturaabi.kacaankan oo lamagac baxay kacaankii badbaadada ayaa waxaa madaxweyne ka noqday cumar xasal albashiir.hordhacaa kooban kadib waxaan maqaaladan ku eegi doonaa waxyaabaha positive ka ah ee ay soomaalidu kaga dayan karto dalkan sudan ,iyo sababta aynu usoo qaadanay sudan iyadoo ay wadamo kale jiraan oo lagu dayan karo ,la soco maqaalada soo socda inshallaahu


 



Qalinkii: Hassan muhumad Hussien


email:muhumed@64hotmail.com

dalka: sudan 

knowledgment: becholor in accouting and finance .sudan university technology and science

                      master degree in finance 


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.