Waxa isa soo taraya dareenka musuqmaasuq ee laga qabo Komishnka
doorashooyinka Degmda Hargeisa iyo Gabiley iyadoo waliba la sheegayo
in maanta suuqa magaalada Hargeisa, laga helay buugaagtii waraaqaha
codbixinta oo Daraasiin ah, taasoo la sheegay in Gudoomiyaha
komishanka loo geeyay, Qaarkamid ah islamarkaan uu Gudoomiyuhu sida la
sheegay ku jawaabay, in dhawrkartoon oo noqonaya dhawrkun laga xaday
waxaana kamid ahaabaa layidhi nimanka buugaagtan helay ee komishanka
geeyay xildhibaanada golha barlamaanka qaranka Taasina waxay
xaqiijinaysaa wararkii sheegayey in Qaarkamid ah Hawlwadeenada
komishanka iyo ururada ka socda Gaar ahaan kuwa Hargeisa in ay marka ,
ay noqonayaan jeebadaha iyo sharabaadada kasii buuxsanayeen,waraaqo
kuwii codbixinta ah oo lasii calaamadiyey, oo lagu darayey waraaqihii
codbixinta ee saxda ahaa, Hadaba doorashadii Golayaasha degaanka ee
Degmda Hargeisa iyo gabilay mawaxay noqotay in lagu kalabaxo waraaqaha
suuqa lagu