Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Doorasho Hadii lugu Tartamo waa Hel ama Waa by Abdifatax Farax Abdi (ina Farax Kacaan


(Hadhwanaagnews) Wednesday, December 05, 2012
Marka hore waxan Hambalyo u diryaaa dhaman shacabka reer Somaliland Meel kasta oo ay Calamka Kaga Sugan yihin Dal iyo

Marka hore waxan Hambalyo u diryaaa dhaman shacabka reer Somaliland Meel kasta oo ay Calamka Kaga Sugan yihin Dal iyo Gudaba Siiba kuwa dalka ku sugan ee soo galay halkan kii dheera ee aynu u soo marnay dorashadi Golaha degaan ka Ee Maalinta dhan Safafka dhaadheer ugu jiray siday u dooran Lahayeen Musharaxooda ay Wataan inta hadan kaga imado shacabka marka labad waxan hambalyo u dirayaa dawlada Somaliland Ee uu Madaxweynaha ka yahay Md:Ahmed maxamed Maxamuud siilaanyo iyo ku Xigeen kiisa Md: abdirahaman Maxamed ismaacil Saylici oo Anay doorashada maanta dhacday La Aan toodod inoo qabsoonteen

= o ns = "urn:schemas-microsoft-com:office:office" />

Waxa sidoo kale Hambalyo aad iyo aad u baladhan aan u diraya Dhamaan Hal wadeenadi Komishinkaga Qaran oo Dadaal wax ku Oola Muujiyay mudana in bilad dahaba la gudoon siiyo

Sidoo kale waxa aan ka maqnan meesha in ayagana hambalyo Askarta Qaran oo security sugayay doorashada Si Nidaamana u Dhaqmayay

Hadan Hambalyada Baladhan intaa iga imaado oo aan Maw ducayga Hoos ugu soo Daadago oo ah doorasho hadii lugu Tartamo waa Hel ama waa 

Sida aynu wada ognahay waxa Dartamayay todoba Xisbi oo Dadal u Soo galay sidii uu mid waliba u soo bixi laha Soona Sharaxday Ragi ugu Hawl karsana Jamuurida Somaliland Lana odhan karo Midi mid kama dhaco Ayadoo ay sida tahay ayaa hadan Musharaxkasta uu Tartan soo galay Hawshisa wata iyo Kharash kiisa Waxanay ahad Hab Nidaam san oo aan u Bogay

Hadaba maanta ayay timi wakhtigi Doorashadi aynu soo Galnay Aynu Natijadeedi wada sugayno Xisbi iyo Musharaxba Waxana Muhiima in Xisbi kasta ama Musharax kasta in uu Hogaan samo Najiida ka soo baxda Komishanka

Doorasho hadi la galo sideedaba waa bar cad iyo bar madaw waa sida kubada aynu dawano Maalin kasta oo aad is leeday tiim kan Laacibin badan buu wata  kana lacibin malaha oo Hada ayuu siro biida ka soo baxay ee sidee looga badan kara kan lacibinta wata Tusale ahan imisa aynu Maqal nay Manchester united ayay ka badisay Koox yari

Waxa la yidhaahda sida wax aad filayso 50% sidad Filaysay ma noqdan waxa laga yaba in Xisbi is odhanayay waxad haysta cudud aad u baladhan ama shacabka badan laakin anay ahan sida uu moodayay waynu wada oganahay oo Dadka Asxaabta Olalaynayay way badanaye waxan laga yaba in Xisbi kasta oo is waydiyo wixi oo dad aha meeye taasina waxay noqonaysa Hungaw ay ku hungoobeen halkas waayo dadku maalin ba kii u leh ayay u Ololaynayayeen

Hadaba Xisbi Ama Musharax Maanta hadad adigu way day waxa helay kii kula tartamayay oo marka hore baa aad tartan kula jirtay in aad ka guulaysato ama uu ka guulayso in kasta oo mala marki hore in aad guul darasato anay niyada kugu jirana hadana dhacday oo laga guulaysay Ee Maxa kula gudboon ayaa meesha tala  waxa meesha tala in Anad niyad jabin marka hore oo aad mar labad nasib ka teeri karayso doorasho tan iguma danbayso ee bari ba waad isa soo shari karta hadi alle ku qoranayna waad helaysa  waxa laga raba in aad xasuusnato wax kasta oo dhacaya in alle qoray ki ku dhacayana aan maanta loo qorin hadi laga helo laga yaba in bari alle ku qoray hadad ku soo ceshato

Xisbi: marka hore Xusuusnaw alle qoral kiisa oo Aamin siday doonta ha u dhacdee in aad alle darti ugu hambalyayso ka ka helay adigoo aan maanta Eegan oo bari Eegaya waayo Xilku waa meerto oo maalin ba mid baa haya

Musharax: sidoo kale alle qoral kiisa ku Qacan oo Aamin in aan maanta hadad wayday alle ku qoran adigoo Eegaya dalkaga dadka barina ku soo ceshan kara kuna iskuna Day Xisbiga in aad ku qanciso in maanta laga helay oo ay dun bari heli doontan

Dhinac kasta ka Eego Xasiis baa odhana waxad naftada la jeceshay walal kaga muslim ka ah la jeclaw

Qalinki: Abdifatax Farax Abdi (ina Farax Kacaan)

Mobile: 4313333

 

 

********************************************************

Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga

 

 


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.