Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


hambalyo Dhacabka Somaliland sida Sharafta leh ee ay u guteen Wajibkii Codbixinta Golayaasha egaanka ,waxan ku guubaabinayaa in aad waxba laga bedelin Sanduuq walba Tiradii Goobtiisa lagu kalaqortay!.


(Hadhwanaagnews) Wednesday, December 05, 2012
Waxaan salamyaa Ummadda JSL oo dhan Dowlad iyo Shscabkaba waxaanu jecelnaha in si Caddaalad ah

Waxaan salamyaa  Ummadda JSL oo dhan Dowlad iyo Shscabkaba waxaanu jecelnaha in si Caddaalad ah wax waliba u qabsooman .

Guddi raagtay mawaan meesha ku jirin ayay soo gelinaysaa mise Wax ku jira ayay kasaaraysaa !,waxaa ceeb inagu ah marka Shacabku si nadiif ah u codeeyo ee Goobta waxlagu kala tirsado in inhadana 5 jeer o dambe la yidhaahdo waxbaa la tirinayaa iyo waxbaa isbedelay !.

Cadaaladda hala barto Dimuqraadiyadu Cadaalad bay u baahantay ,Kuwii kaadhka in lagu

galo diiday ayaa imikana qaylinaya !,Burco waxay ku ayaan darrantahay ,Nasiib ummayeelato Guddi Doorasho oo hufan ilaa 1969 o Moxamed Ibraahim Cigaal uu wax Kooshin la yidhaahd sameeyey o Xisbiga Majority ga aya Kuraasta oo dhan qaadanayayy !,Badhasaabkii Burco waxa Amar lagu soo siiyay Illaa SYL Midh Dheeraad ah yeelato Tirrada uun ku celceliya o Sanduuq walba Mid la Numbar ah ku bedela o SYL haka soo boodo !.

Waa Dhaqanxumo iyo Ceeb in Tiradu Maalinwalba wax iska bedelaan ee Wixii Madmadow ku jiro Kansalgareeya wixii kale sidii ay Debeda iyo Goobaha kaga yimaadeen u daaya !!!!!!!!!.

Dowladdu Guddi kadaba baadha ha samayso Meesha Cabasho ka timaado!,waayo Maalinwalba War kii hore mid aan ahayn iyo Waxbaa isbedelay ayanu Maqallaa .

 

 

      Ummaddu waa salaamantahay Mar 2aad ,

Wa Billaahi Towfiiq ,

Mr. Osman Ismail Jama Belel{BELEL},

 


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.