Melbourne, Australia: (HWN). Waxa dhamaan bulshoweynta Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalweynaha Australia gaar haan magaalada Melbourne City. la ogeysiinayaa in Fanaanka weyn ee codka macaan, waa Ciid Jaamac Batalaale in uu xaflad ka dhigi doona dalkan Australia gaar ahaan magaalada fanka iyo sugaanta Soomaaliyeed ehelka u ah ee Melbourne City. hadaba waxa la ogeysiinayaa dhamaan jaaliyada soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkan Australia in fanaanku habeenka sanadka cusub uu kula dabaal degi doono dhamaan bulsha weynta Somaaliyeed ee ku dhaqan dalkan Australia gaar ahaan magaalada melbourne. Wixii faahfaahina ee intaas dheer fadlan kala soco shabakada wararka ee caalamiga ah ee Hadhwanaagnews.com.
![]()
src="http://www.hadhwanaagmedia.info/attached/u_83987d_2012-12-6-6-22-9f_Eid%20Jama%20final%20poster.jpg" width=650> |
|
 |
|
Hadaba ha moogaan oo haka maqnaan xaflada sanadka cusub iyo fanaanka weyne ee codka macaan Ciid Jaamac Batalaale oo hal Shaw oo kaliya (ONE SHOW ONLY) kaaga dhigi doona magaalada Melbourne. Wixii faahfaahin ah ee intaas dheer fadlan kala soo xidhiidh Mr Balishire 0431278979 iyo dabcan Shabakada Wararka ee caalamiga ah ee Hadhwanaagnews.com. oo had iyo jeer u heelan isla markaasna diyaar idiinla ah in ay had iyo jeer idinka habaq tirto dhamaan baahiyaha kala gedisan ee dhankastaba leh.
Waxa kale oo iyaguna habeenkaas goobta ku sugan oo ka qayb qadan doona barnaamijka sanadka cusub ee EID BATALAALE SHOW waa kooxda Walaalaha Sweden Sir Mohamud Omar Abdi iyo Fuad Omar Abdi iyo dabcan Fanaaniinta reer Australia oo dhan. Waxa kale oo isna goobtaas habeenkaas kuugu sugan oo heegan sare kuugu jira waa. DJ SHANKA, the best DJ in Australia and the Pacific region. Waxa xafladan sponsor gareeyey waa SomaliOZband.
Hadaba bulshooy balanteenu waa halkee?
ORIANA RECEPTIONS.
42 Hampstead Road, Maidstone.
Date and Time: Sunday, 30 December 2012 at 8:00 pm precisely.
Price $50.
The EID JAMA BATALAALE New Year show is finally here, as eagerly anticipated for the New Year celebrations. Besides, the magnificent Walalaha Sweden, Sir Mohamud Omar Abdi and Fuad Omar Abdi are also featuring and will appear on this magnificent and totally incomparable and amazing EID JAMA SHOW ... Totally unmissable. So, simply, tell me where else on earth, are you gonna be on that night???
Sharmake Yuusuf Nuuryey (BALISHIRE)
Hadhwanaagnews/Office
Melbourne/Australia.
WAKIILKA SHABAKADA WARARKA EE CAALAMIGA AH EE HADHWANAAGNEWS.COM EE AUSTRALIA AND THE PACIFIC REGION.
Email: balishire@live.com.au