Dhamaan ummada Soomaalida meel walba oo ay dunnida ka joogaan waxaa loo hayaa Macalimiin Aqoon sare u leh
Diinta Islaamka.Adiga iyo qoyskaagaba qof yar iyo qof waynba Meelkasta oo aad joogto waxaan kuu haynaa macalin si toos ah kuu bari doona:
Higaada Carabiga,Tajwiidka Qur´aanka, Xifdiga Qur´aanka, Luuqada Carabiga, Axaadiista, Axkaamta Diinta
Islaamka.
Waliba waxaad wax baran kartaa adiga oo Gurigaaga jooga iyo wakhti walba oo aad rabto. Halkan iska diiwaan-geli (Register here)
Qofkii ama ardaygii dhamaysta kooras ka mid koorasyada aanu dhigno ama bixino waxaanu gudoonsiin doonaa Shaahdo Anfaci doonta mustaqbakiisa.
--> Toos baad uga baranaysaa diinta Macalimiin aqoon sare leh oo la soo xulay.
--> Waa macalin soomaliya oo akhlaaqad iyo Dabeecad wanaagsan leh.
--> Macalinkasta Gudi gaara ayaa soo xushay cilmigiisa & Khibradiisa Macalinimo.
--> Heerka qofkastaa joogo ayaa looga bilaabaya.
--> Waa Macalimiin ku takhasusay qaabka ugu sahlan ee qofka wax loo fahansiiyo.
--> Macalinkasta waxaa loo taba baray qaabka qoys Islaam ah oo tayo leh loo dhiso, si bulshadeenu u gaadho
horummar adduun iyo aakhiro.--> Qalab casriya oo aan ka dhicin macalin ku horfadhiya ayaa wax lagugu barayaa.
Maadooyinka la dhigayo
1- Barashada Qur´aanka kariimka ah
2- Siiradii Nabiga (SCW)
3- Caqiida
4- Luuqada Carabiga
5- Fiqi
6- Xadiis.
Email: mahamed_jamaal@hotmail.com
skype: mahamed.jamaal
telephone Number:0025 24074522