Hargeysa (HWN) Guddida Doorashooyinka Somaliland ayaa goor dhaweyd ku dhawaaqay Natiijadda Codbixinta Doorashooyinka ee Degmadda Hargeysa.
Natiijaddan oo sidda ay warbaahinta u xaqiijiyeen aanay qalinka ku duugin ururadda UMADDA Iyo Xaqsoor ayaa waxa kaalinta koowaad ku guulaystay urur siyaasadeedka Kulmiye oo helay 7 kursi
Kaalinta labaad ayaa waxa soo fadhiistay ururada siyaasadeeda Xaqsoor, UCID iyo wadani oo helay min 4 Kursi.
style="LINE-HEIGHT: 115%; FONT-FAMILY: ?Arial Narrow?,?sans-serif?; FONT-SIZE: 14pt">kaalinta saddexaad urur siyaasadeedka UMADDA Oo 3 kursi
Kaalinta afraad Dalsan 2
Kaalinta Shanaad Rays 1 kursi.
Dhinaca kale Xarunta Komishanka Doorashooyinka ayaa amaankeeda aad loo adkeeyay waxaana lagu arkayaa ciidamo aad u tiro badan oo isugu jira noocyadda kala duwan ee Booliska
Hadhwanaagnews/Office
Hargeysa/Somaliland