Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Isgaadhsiintii oo Gabi ahaanba Xukumada Somaliland Caawa xidhey.


(Hadhwanaagnews) Thursday, December 06, 2012
Hargeysa-(HWN)-Doorashooyinkii Golaha Deegaanka ee Somaliland kaqabsoomay Ayaa waxaa jiray dhinacyo Maalmahan oo dhan kacabanayay Musuqmasuq taasoo ay Komishanka Qaranku iyo Xukumadu

Hargeysa-(HWN)-Doorashooyinkii Golaha Deegaanka ee Somaliland kaqabsoomay Ayaa waxaa jiray dhinacyo Maalmahan oo dhan kacabanayay Musuqmasuq taasoo ay Komishanka Qaranku iyo Xukumadu waxba kasoo qaadin waxaa kaloo jira in shalay datadii codadka Xafada Ahmed Dhagax ay Koomishunku Yidhaahdeen Waay Masaxmatay, tasina ay taageerayshii Ururka xaqsoor ka cadhaysiisay.

 

 Caawa Fiidkii Ayaa lagu dhawaaqey Natiijooyinkii  Magalada Hargeysa taasina waxay keentay isku dhac iyo israsaaseen taasoo cidamada Poliska ay rasaas kukala eryeen dadkii ka cadheysnaa Musuqmaasuqa waxaana Goobtaasi ku dhintay 4 Qof 3 dhalinyaro ah iyo Hooyo.



face=Calibri> 

Rabshadahan iyo rasaasta ka dhacey Caasimada Hargeysa ayaa Xukumada Siilanyo Amar kubixisay in gabi ahaanba lajaro Isgaadhsiinta oo dhan inkastoo ay telefonada fasaxeen hase ahaatee waxaa xidhan ilaa imika internetka oo dhan.

 

Hadhwanaagnews waxay idiin soo bandhigi doontaa Dadkii ladilay, dhawacyadii iyo waxyabaha soo gaadhey Casimada hargeysa.

 

Kala soco Hadhwanaagnews


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.