Hambalyo iyo Bogaadin
Anagoo ah Xisbiga Cadalada iyo Daryeelka (UCID) qaybta Holland waxaan hambalyo iyo bogaadin udirinaa dhamaan shicibweynaha Somaliland gudaha iyo dibeda sida wanaagsan ee uga qeybgaleen doorashooyinkii golayasha degaanka taas oo ay calamka kaga muteysteen amaan iyo bogaadin.
Waxaa hambalyo u direynaa labada kale xisbi qaran ee ah Kulmiye iyo Wadani. Waxaanu ku leenahay Wadani iyo Kulmiye iney dibeda so dhigaan qorshooda iyo siyasada ee ku maamuliyaan deeganada dalka iyo wadanka. Si looga dodo oo xal keeni kara hurimarin loo gaadho.
Waxa kale oo si gaar ah aanu u hambelyeeneyna dhamaan tageeryaasha Ucid u codeeyay ee soo saaray marlabaad xisbiga Ucid. Hadaba