Waxaan marka hore halkan ka salaamayaa dhamaanba shaqaalaha shabakada hadhwanaagnews media oo aan leeyahay aad ayaan idiin ku mahad naqayaa wakhtigiina qaaliga ahee aad noohurtaan marka xiga waxaan halkan ka hambalyeeynayaa dhamaanba xildhibaanada cusub ee ladoortay caasimada hageysa gaar ahaan
Eng:Yuusuf warsame siciid oo aan leeyahay ilaahay hakuu fudaydiyo xilkaa laguu doortay
anigoo huba inaad kasoo bixi doontid waxweyna kabadali doonti caasimada hargeisa bilicdeeda iyo qurxinteeda