Salan hadhwanaag , Rasuulkeenii suubanaa cws
Ayaa ninbaa uyimi wuxuu weydiiyey hashii ma iibisay acraabigi haabuu yidhi maxad siiseybuuyidhi waxaansiiyey.1000sh rasuul kaayidhi maadkabadsatit 1000sh wuxuu yidhi rasuul alow ma 1000sh wax kabadanbaa jira..
Hadaba Madaxweyne Xusbiga Kulmiye meelwalba 7kursi ayuu kahelay miyaanu waxka badanba helikarin? Waxaanu u aragnaa doorashadii dalka kadhacday mid ceebi kadhacday. waanad kumahadsantahay ceebtaa waayo nin weyn baad tahay ninweynina illaa uu ceeboobo madhinto.waxaad kadhigantahay ninweyn oociyaal wax loogu daray oo ciyaalka boobaya. Waanad kumahad santahay ceebtaa dhacday waxaa xaqiiqo ah inaan dadku Kulmiye jeclayn kulmiyana xoog kusoobaxay .hadaba madaxweyne dadkaad codkooda boobaysaa waa dadkii shalay kudoortay.maanta waxaatahay .{nin agoon kuxaday qalin qaaxo kamafogaado} madaxweyne ragan waaweyn ee
aad nacnaca siinayso kadaa.ee dadka mudan ujawaabaya.runtii dalka waxaad doonaysaa inaad kaligaa kanoqoto Tom and Jery waad ogtahay inuu Mj Xassan Ciise kaaqabanlahaa. hadaba dalka oo dhan lawaalo cidi kaaqaban meysee dadkaat jeclaydna wey kuuyimaadeen.
waaxaan leeyahay dadka nabada inoo ilaaliya. Dhawaan bay iman {bal dayaaaay wakaa wadaadkii sii dabayshaye}
Mustafe Mohamed
********************************************************
Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga.