HAMBALYO HAMBALYO
HARGEISAY MAANTAD HESHAY MAYOR KI KU HANAN LAHAA EE KU HAGAR BIXI LAHAA
Marka hore waxaan aad u salaamyaa dhamaanba bahda Hadhwanaag news ee noo heelan inay wararka dalka & dibada naga haqab tiraan iyagoon dhanna u xaglinayn.
Waxan aan hambalyaynayaa eng:Yussuf Warsame siciid oo gu guulaysatay doorashadii Golaha degaan caasimaddda waxaanan leeyey ilaahay hawshaa aad dhabarka
u ridan teen adiyo xildhibaanada kalaba
Waxaa mahada iska leh Ilaaha SWT Xisbi xaakimka Kulmiye garan siiyay inay soo bandhigaan muwaadin xirfad iyo khibrad Balaadhan uleh qurxinta iyo dib u hagaajinta magaalooyinka. Sida runta ah aanad ka arkayso aqoontiisa & khibradiisaba, waa Engineerka kaliya ee maanta Caasimada ka saari kara dhibaatooyinkan ragaadshay dhan walba haday tahay qorsha la?aan, wadooyin xumo, qashin iyo gudaafado meel walba xidhay saxo darana ku haya umadda caasimaddda ku nool. Xadh kahan laydhka & telefoonada ee sida nidaam darada ah meel walba uga lusha khatarta balaadhan ku haya bulshada 21 sano ee ay Somaliland jirtayba, manta ka hor caasimadda Hargeysa ma ay hantiyin Mayor kii u hagar bixi lahaa aqoontii & xirfadeediina le. Hargeysaay bal adba ila eego aqoonta iyo xirfadda Eng; Yussuf Warsame Siciid ma cid aad ku doorsatoo ku dhaantaa jirta:-
EDUCATIONAL BACKGROUND
*1967-1974 Kiev Civil Engineering Institute, M.Sc.Architecture
*1966-1967 Moscow Roads Engineering Institute. General Education, Certificate.
*1966-1960 Hargeisa High Technical School. City & Guilds of London Institute.
City & Guilds craft Certificate.
POST GRADUATE COURSES
*1994 Nوringsakademiet, Oslo
Information Technology Institute. AUTCAD-Operator.
*1993 Norwegian Architects Academy, Oslo P.G. Diplomaes,
* To meet the Green challenge. j. Architecture and Ecology.
* Housing and Environment. k. Renovation and Upgrading of
Rehabilitation. Residential Areas.
*1992 Nوringsakademiet, Oslo
Information Technology Institute. IT-Certificate.
*1982 Oxford Polytechnic, P.G. Diploma,,
Joint center for Urban Design Urban design.
*1981 London University college, P.G. Diploma,
Faculty of Environmental Planning. Development planning in housing.
*1980 Nottingham University, PG. Diploma,
Institute of Planning Studies. Environment Planning.
WORK EXPERIENCE
*2004 -2012 Warsame Saeed Construction co Hargeisa Projects manager
*2005-2006 Adviser of Hargeisa Mayer Hargeisa Hargeisa local government
*1999-2004 Inter-culture center Oslo Consultant, Projects leader
*1996-1998 Oslo municipality. Oslo. Projects leader
*1989-1991 Norsk Produktutvikling A.S Oslo. Architect, Pre-fab development manager.
*1986-1988 Architect A.S. Oslo. Architect.
*1982-1984 Italcojib. Co. Djibouti. Projects Manager.
*1974-1980 Somali Housing and Somalia. Architect, Projects Manager,
Construction Agency. Director of planning dept.
LANGUAGES
English, Norwegian, Arabic, Russian, Somali.
Member of the National Association of Norwegian Architects.
Registered Chartered Architect, MNAL.
NAL is affiliated to the International Union of Architects, UIA.
Member of Oslo Architects society. OAF.
Kind Regards,
Yussuf Abdilahi Yassin
London UK
********************************************************
Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga.