Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Musuqmaasuqii ka dhex dhacay musharaxiinta UCID ee Hargeysa ee ay sameyeen kooxda INA CALI WARAABE


(Hadhwanaagnews) Friday, December 07, 2012
Faysal cali waraabe ayaa Laba nin oo ay ilmadeer yahiin u wakiishay Muraaqibiinta xarunta komishinka ee magaalada hargeysa(foosi iyo ina badmaax)

Faysal cali waraabe ayaa Laba nin oo ay ilmadeer yahiin u wakiishay Muraaqibiinta xarunta komishinka ee magaalada hargeysa(foosi iyo ina badmaax) kuwaas oo lacago laaluush ka qaatay xubno ka socday xisbiyo ururo gaar ah . si musharaxiintii cidagale qaar kamidda loo boobo codkooda . waxaa jiray rag haysatay 3000 oo cod oo aan haba yaratee kusoo bixin liiska .

Iyadoo ay nimankaasi raga gaara soo sareen ayeey codadkalena kushubeen meel kale iyagoo qaatay lacag ina cali wareebana dan kamalaha cidii hadahysa mar haddii siiraanyo hangoolkii u sii dayay mar kale waayo Odaygu wuu ogyahay qayldda yar ee ina cali waraabi inaany macno ku fadhiyin , haddaba CIDAGALOOW goormaydun faysal iyo xisbigiisa baranaysaan oo ka baxaysaan sheekooyinkiisan aan soconayan waa

NINKA FOOSI iyo INA BADMAAX u diray komishinka oo lays riixayo iyana waxay sameeyeen sidii dantoodu ahayd .waayo niman maaha la culaysa oo iska celin kara RAGA adag ee xisbiyada ka socday.

Xisbiga UCID oo aan macano badan lahayn awalba inay meelaha ka qayliyaan mooyee ayaan wax macano ah lahayn waayo waa inuu meelaha ka qayliyo marwalbana cidagale jabiyo oo aynu kolba gidaar madax la dhacno. maanatan waa taa codkii CIDAGALE hortiina lagu boobay cidagaloow


Xuseen ibraahim hawsar Copenhagen Denmark

hawsar70@hotmail.com
 
********************************************************
Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga.

Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.