A:S:C ummada reer somaliland oo saxaafada sharafta lihi ugu horayso
salaan kadib
waxaan hakan doonayaa in aan codsi uga diro dawlada somaliland
kaas oo ku wajahan mudaharaadada,
hadaba aduunyada oo dhan waa kadhacaan mudaharaadadu laakiin
waxay ku kala duwanyihiin ayaa jira waayo wadamada africa
waxay is ticmaalaan Rasaas markay mudaharad ka hor tegayaan
halka dunida kale laga gudbay Rasaas oo waxaa la isticmaalaa
Qaac dadka ka ilmaysiiya oo meesha
lagu rido si fudu loogu
kala dareero iyo baabuur gaashaaman oo muraayadaha shebeg lagag xidhay
oo aan dhagaxu waxba yeelin,
hadaba taa bedelkeeda wadamo badan oo somaliland kujiro waxay
isticmaalaan Rasaas taas oo sababta dhimasho iyo dhaawac (nasiib daro)
gabagaba dii waxaan codsi codsi codsi codsi dheer ku celcelinayaa
ama u dirayaa dawlada S/land iyo dadka awooda in ay gacan ka gaystaanba
in si deg deg ah loo raadiyo sidii loo keeni lahaa Qaacaa (ant protest)
si looga hor tago dhiiga markasta daadanaaya ....
by C/nuur cismaan