"Anigu Odhan maayo Somaliland-neey Muuse Waakaa, Lakinse waxaan Odhanayaa Somaliland-neey Siilaanyo Waakaa, Doorashadii Dhiig Ayaa ku Daaday oo Waxaa ku dhintay 14 Qof" Khadar Guun Madaxda Ucid ee North America.
 |
|
Khadar Guun Jaamac oo Ka Tirsan Madaxda Ururka UCID ee North America.
Waxa uu saldhiguusu yahay Toronto, Canada |
Ururka Ucid Khadar Guun Ayaa Studio-yaha Toronto Nagusoo Booqday Waxaana kawaraysanay Doorashooyinka Golaha Deegaanka Somaliland dhagaysi haboon.
Halkan Guji oo Ku Dhagayso Telefon Mobilkaaga.