Tahniyad meher oo ka dhacday magaalada Burco Gobolka Togdheer.
Waa maalin Taarikh leh 00 ay is Mehersadeen 12-12-12 Sacada 12:00 Duhurnimo, waxaana is Mehersadaty Boqorka Abokor Kajandhe iyo Boqorada Farhia Mohamed Yussuf Macalin(Farhia wacan).
0in 0pt; LINE-HEIGHT: normal">Waxaa Hambalyadan Qiimaha leh Diraya;
Hooyo Sahra Jamac Mohamoud.
Shuun Jaamac Mohamoud.
Abti Mohamed Jama.
Adeer Awil Macalin Abdi,
Hooyo Asha Hassan
Mohamed Yussuf Macalin.
Xaaskiisa Farah Ahmed Salan & Caruurtooda Hilded, Hamze, Yussuf, Yonis, Bilal, Aliya,azizah iyo Baby Bashiir
Ahmed Yussuf Macalin iyo xaaskiisa kayfa abdillahi iyo caruurtooda, siciid yussuf Macalin iyo xaaskiisa rahma iyo caruurtiisa
khadra yussuf macalin iyo gabadheeda fadumo nur, faysal yussuf,xaaskiisa malyuun iyo caruurtiisa
abdi yussuf macalin iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa, mustafe yussuf macalin iyo wiilkiisa, abdi ali jama, abdillahi mohamed jama iyo xaaskiisa, hassan mohamed iyo xaaskiisa
Rashid abdi ahmed, xaaskiisa sado ahmed salan iyo caruurteeda, abdifatah,abdikalaq,yussuf,yaasiin,iyo layla, dhammaan ila cali jama, ilma mohamed jama
siciid ahmed salan, iyo xaaskiisa, hinda ahmed salan iyo caruurteeda iyo dhamaan ilma ahmed salan, shiikhaawi iyo xaaskiisa asmahan sheikh muse, mohamed hassan macalin iyo xaaskiisa anisa yussuf macalin, iyo gabadhooda ishwaaq, fadumo abdilaahi muse iyo caruurteeda, ifrax jaaquur, iyo caruurteeda, abdi jaquur iyo caruurtiisa, fathia ibrahim ila ali wadaad.
Dhamaan dadkaasi oo dhan waxay hambalyo U Dirayaan Mehersadaty Boqorka Abokor Kajandhe iyo Boqorada Farhia Mohamed Yussuf Macalin(Farhia wacan) oo Meherkoodu ka dhacay Magalada Burco.
Waxaa kaloo Hambalyo Qaali ah halkan U marinaya labadaa Boqor Dhamaan shaqalaha Hadhwanaagnews meel walba oo ay aduunka ka joogaan Gaar ahaan Tifaftiraha Guud ee Shabakadda Calamiga ah Hadhwanaagnews Ahmednassir Jibril Farah.
Waxaanu leenahay noqda labada isku waara ee Ubad Kheyr qaba kala hela, Amiin, Amiin.
Waxaan Usoo Xulnay Heestan macaan ee Nala dhagaysta, Waa Codkii Mustafa TT.