Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Madaxweynaha Soomaaliya oo Xarunta Madaxtooyada Ee Villa Soomaaliya Kulan Kula Qaatay Mas uuliyiin uu Hogaaminayay Gudoomiyaha Barlamanka Jabuuti


(Hadhwanaagnews) Thursday, December 13, 2012
Muqdisho-(HWN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waxaa

Muqdisho-(HWN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waxaa soo booqday wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Idiris Cali iyo mudanayaal ka tirsan baarlamaanka Jamhuuriyadda Jabuuti.

Kulankaas waxaa kala qeyb galay Madaxweynaha, Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya Mudane Professor Maxamed Sh. Osman Jawaari iyo mudanayaal ka tirsan Barlamaanka Soomaaliyo. Waxaa kale oo goob joog ka ahaa Safiirka Jabuuti Mudane Dayib Dubad Roble.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa si fiican ugu soo dhaweeyay wafdiga

Villa Somalia kuna wargeliyay in aysan Soomaliya marti ku aheyn oo ay tahay dalkoodii.?dadka dhex gala waa dadkiinii la hadla? saas waxaa yiri Madaxwenha Soomaaliya markii u la hadlayay wafdiga ka socday Jabuuti.

Ugu danbeyntii Madaxweynaha ayaa aad u amaanay safarkii uu ku tagay dalka Jabuuti kana dhawaajiyay in ay wada shaqeeyn doonan labada dal.

Hadhwanaagnews.Office Muqdisho

Contact@hadhwanaagnews.com

 

 


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.