Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Aqoon noocee ah ayaad leedahay Ama maxaad taqanaa ? by abdilahi omar


(Hadhwanaagnews) Thursday, December 13, 2012
marka hore waxaan salamayaa bahda hadhwanaag news oo aan leeyahay waxaad tihiin lafdhabarta warbaahinta ama

marka hore waxaan salamayaa bahda hadhwanaag news oo aan leeyahay waxaad tihiin lafdhabarta warbaahinta ama web site yada Somaliland aniguna aan u aqoonsanahay web site calami ah ahna mid ka shaqeeya danaha cashab waynaha Somaliland iyo rabitankooda aad ayan u salamaya.

 

Hadaan hoos ugu sii daadago maqalkaygan waxan donayaa inaan manta kaga hadlo

waxyalo badan oo ina haysta oo ay ka mid tahay aqoonta guud iyo sida uu qofku ugu shaqaysto aqoontiisa. Hadaba waxaaynu wada ognahay in aynu nahay dawlad iyo wadan jira oo wax walba oo layidhaa ama ay leedahay dawladi aynu leenahay haykalkii dawladnimo hadaba waxaa is waydiin leh marka ay dawladu boos banana doonayso inay u magacawdo qof kale sideebay kusoo xulataa qabkeebayse  u martaa waa suaal  ubaahan inaynu ogaano .


Wad aragteen Golihii deeganka oo aynu u qabanay doorasho xur ah iyo nidaaam ku salaysan xusbiyo hadaba maxaa  ka qaldamay bulshada reer Somaliland habka ay usoo xulleen qaab dhismeedka golaha deegaanka iyo doorashadii aynu kusoo dooranay ma la odhan karaa waxaa lagu soo  xullay maha qaab xusbiyo ah ee waa qaab qabiil oo qabiil waliba intuu samaystay  xusbi u gaar ah ayay  hadana  soo sareen shaqsiyaad  ka soo jeeda haybta xusbigu ku abtirsado.

Ma la isku dayay xildhibaanka doonaya inuu umadan xil u qabto inuu leeyahay aqoon. Xusbigu maleeyahay qayb u gaar ah oo kusamaysa musharax kasta review ama dib u eegid background kiisa aqooneed  ma odhan karno haa jawabta waayo  qofka waxaa soo doranayay reerkooda oo keenayay lahana isaga ayaan dooranay waana waxa keenay muranka iyo dhibatada dhacday oo ah markii reerkii soo sharaxday xildhibanka layidhaa wuu dhacay ay ku macneeyeen codkii ay siyeen meel kale ayuu maray balse ayna ku macnayn waa la inaga badiyay. 


Mida kale ee meesha talaa waxa weyaan golaha deeganka way ku yaryihin qof haysta shahado Diploma ah iskaba daa Degree waa la odhan karaa inamada dhalinyarada ah way haystaan Degree lakii most of them ma haystaan oo malaha aqoon dhisan  hadan tasi kasoo gudubno qofku marka uu doonayo inuu shaqo dalbado waa inuu lahadaa kibradii uu shaqadan ku qabanayay iyo aqoonteedii ma la odhan karaa hadii uuna qofku lahaynba khibradii khasaare intee leeg ayuu gaysan karaa ama bulshada soo dooratay muxuu u qaban karaa iyana waa suaal jawaab balaadhan u bahan balse waxan ku dhafaynaa xildhibanada manta kasoo baxay xusbiyada waxaay dib inoogu celiyeen halkay Somalinad maraysay 1992, 1993,1995, qaabkii qabiilada iyo 4.5 la iskugu awood sheegto anaga kaa badan oo kaa cod badan iyo adigu deegan malihid waa wax aad loolayabo waxa kale oo kasii daran iyadoo tasi dhacday ayaa hadana ayna jirin wixii ay dawladu kumaarayn lahayd ee ahaa wixii lagaga hortagi lahaa waxaa dhacay

Waxan odhan lahaa ayaan la tageerin kala qayb sanaan iyo qabiilo isku deegan ah oo isnaca

Waxan odhan lahaa Dowladu ha qadariso aqoonyahankeeda ayayna hormarin qabiil aqoontuna ha shaqayso

 



Wsc wr


Omar-1982@live.co.uk

 

********************************************************

 

Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga

 

 

 


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.