marka hore waxaan salaamaya akhristayaasha salaan kadib waxaa maalmihii uugudan beeyay magaalooyika Somaliland aad laysla dhaxmarayay magic cusub oo loobixiyey xisbi xaakimka oo ah dulmiye .waxaa shacabka Somaliland kaa yaabiyey sidii ay doorashadu dalka uugadhacday oo ku noqotay midlama arkaana. Waxay shacabku layaabeen masuuliyiinta dulmiye oo wali saxaafada kafaanya. Oole kalsoonibay shacabku