Asalama calaykum,dhaman hawl wadeenada,shabakada caalimiga ah ee hadhwanag news.iyo akhristayasha aan aadka u jeclahay,
ilahay ayaa mahad oo dhan leh, naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaato, rasuulka iyo ahelkiisa, ama bacdi
maanta qalinka umaan qaadan walahi inaan amaano bahda, hadhwanaag ee waxaan idiin sheegaya, waa shabakada ugu balaadhan ee aan kala socono wadankii ilaa hada ma arag, hal mareeg oo ka madax banaan gobol, urur, siyaasi, dano gaar ah,qabiilaysi, dhexdhexaad ama warar ka fog xaqiiqda, waa hadhwanaag oo kaliya,
class=MsoNormal>ilahay beeni waa ka xaarane waxan u caqli celinaya raga dacayadaha raqiiska ah kula dul dhacay hadhwanag news. Waxan ku odhan laha , hadhwanaag ka dheer waxad ku sheegaye, xaasidnimada jooji,hadhwanaag waxay koobtay ama ay hanatay, kuna caan baxday inay somali oo dhani kala socdan wararka somaliland,
waxa markhaati ma doon ah in xukumada somaliland ay fiqiir ka tahay, warbaahinta oo lagaga horeeyo,
allah ha noo xifdiyo,damalwanaag
mustafe xidig durban
mustafexidig@hotmail.com
********************************************************
Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga