ah ee Madaxweyne ku xigeenka JSL, Mudane, Cali Xuseen Nuur iyo Marwadiisa farax Cabdi Axmed oo Meherkoodu ka dhacay 12/12/2012 Magaalada Hargeysa gaar ahaan Hotel Mansoor.
Waxaanay leeyihiin Noqda kuwii aqal galkoodu soo degdego ee ubad khayr-qaba kala hela.
AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN
ALLAA MAHAD LEH
Hambalyo, Hambalyo:
Baaraka-llahu lakumaa, wabarak-calaykumaa wajamaca baynakumaa bilkhayr awfil-khayr (Ameen).
Dhamaan asxaabta hoos ku xusan, waxa ay hambalyo iyo boogadin u dirayaan boqorka Mohamed Jama Roble iyo boqorada Fouzia Maxamoud xaaji Cumar, oo manta oo ay biushu tahay 12-12-12, meherkoodu ka qabsoomay Maansoor Hotel Hargeisa; waxa aanu leenahay. Gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax, guulna lagama waayee, gobonimo ku aqalgala (Ameen).
1. Dr. Mohamed Axmed Cameyiyo xakiisa
2. Mustafe Cabdi Xirsi iyo xaskiisa
3. Saleban Yassin Wayrax
4. Xasan Xashi Cilmi
5. Ismail Maxamed Abokor
6. Abdirisak Axmed Jama iyo xaskiisa
7. Maxamoud Maxamed Jama (Gaa-gaab) iyo xaskiisa
8. Abdirashid Muuse Jama
9. Abdiwahab Cali Xussein
10. Liban Arif Axmed
11. Maxamed Cusmaan Cabdi iyo xaskiisa
12. Maxamed Warsame
13. Cabdillahi Wayrax
14. Kayse Cilmi Yusuf iyo xaskiisa
15. Cabdillahi Cusmaan(Taajir)
16. Luqman Xamse Gaadowayne
17. Sheikh Cusmaan Maxamoud Ismail
18. Abdikarim Ibrahim Xawadleh iyo xaskiisa
19. Axmed Ciise
20. Maxamed Cabdi Yusuf iyo xaskiisa
21. Maxamed Cabdulqadir Ciise
22. Khadar Hussein Jama
23. Abshir Ibrahim. X. Yusuf
24. Mustafe Xasan Axmed Sharubale
25. Abdiqani Xasan Axmed Sharubale
26. Mustafe Xasan Dheel
27. Khadar farah iyo xaskiisa
28. Faysal Cabdi Xaraf
29. Suldaan Nucmaan Dahir
30. Abdirisaq Aw-Yoonis
31. Siciid Adan iyo xaskiisa
32. Axmed Qaylo iyo xaskiisa
33. Xasan Kiin
34. Yusuf Jama Maxamed
35. Nugaal
36. Shamsaan Farax
37. Axmed Cawad Ducale
38. Khadar Yusuf Balayax
39. Abdikarin Isse yusuf
40. Ali sh Abdillahi
41. maxamed Axmed Guudcade
42. Cabdixakim Axmed Guudcade
43. Xasan Cabdi
Cornel: Suleiman Guure Yacquub & Hooyo Xaali Ahmed Dhigane
DR:Ahmed Suleiman Guure
Mohamuud Suleiman Guure
Cabdirahman Siciid Yuusuf
Adeer Faarax Guure Yacquub
Mohamed faarax Guure
Professor: Abdisamad faarax Guure
Ridwaan faarax guure xaaskiisa iyo caruurtiisa
Cabdinaasir faarax Guure& Xaaskiisa
Ayaan Faarax Guure & odaygeeda iyo caruurteeda
Dr: Cabdirashiid Cismaan Guure & Xaaskiisa iyo caruurtiisa
Mustafe Cismaan Guure & Xaaskiisa iyo caruurtiisa
Ahmed Cisman Guure
Yuusuf Cismaan Guure
Jaamac Cismaan Guure
Caasha Cismaan Guure & Caruurteeda
Maryan Cismaan Guure & Caruurteeda
Sahra Cismaan Guure & Caruurteeda
Nasra Cismaan Guure& Caruurteeda
Dhamaan Dadkaasi oo kala jooda Dalka gudahiisa iyo dibadiisu waxay Tahniyad iyo Bogaadin hawada u marinayaan Meherka
Mohamed Suleiman Guure & Marwadiisa Farxiya Cabdalle Cilmi
Oo Meherkoodu ka Dhacay Magaalada Hargeisa Hotel Kaah
Taariikhdu markay ahayd 12/12/12
Hambalyo, Hambalyo:
Baaraka-llahu lakumaa, wabarak-calaykumaa wajamaca baynakumaa bilkhayr awfil-khayr (Ameen)
Dhamaan asxaabta hoos ku xusan, waxa ay hambalyo iyo boogadin u dirayaan boqorka Maxamed Jama Roble iyo boqorada Fouzia Maxamoud xaaji Cumar, oo manta oo ay biushu tahay 12-12-12, meherkoodu ka qabsoomay Maansoor Hotel Hargeisa; waxa aanu leenahay gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax guulna lagama waayee gobonimo ku aqalgala (Ameen).
1. Dr. Mohamed Axmed Camey
2. Mustafe Cabdi Xirsi iyo xaskiisa
3. Saleban Yassin Wayrax
4. Xasan Xashi Cilmi
5. Ismail Maxamed Abokor
6. Abdirisak Axmed Jama iyo xaskiisa
7. Maxamoud Maxamed Jama (Gaa-gaab) iyo xaskiisa
8. Abdirashid Muuse Jama
9. Abdiwahab Cali Xussein
10. Liban Arif Axmed
11. Maxamed Cusmaan Cabdi iyo xaskiisa
12. Maxamed Warsame
13. Cabdillahi Wayrax
14. Kayse Cilmi Yusuf iyo xaskiisa
15. Cabdillahi Cusmaan (Taajir)
16. Luqman Xamse Gaadowayne
17. Sheikh Cusmaan Maxamoud Ismail
18. Abdikarim Ibrahim Xawadleh iyo xaskiisa
19. Axmed Ciise
20. Maxamed Cabdi Yusuf iyo xaskiisa
21. Maxamed Cabdulqadir Ciise
22. Khadar Hussein Jama
23. Abshir Ibrahim. X. Yusuf
24. Mustafe Xasan Axmed Sharubale
25. Abdiqani Xasan Axmed Sharubale
26. Mustafe Xasan Dheel
27. Khadar Farah iyo xaskiisa
28. Faysal Cabdi Xaraf
29. Suldaan Nucmaan Dahir
30. Abdirisaq Aw-Yoonis
31. Siciid Adan iyo xaskiisa
32. Axmed Qaylo iyo xaskiisa
33. Xasan Kiin iyo xaskiisa
34. Yusuf Jama Maxamed
35. Maxamed Cali Nugaal
36. Shamsaan Farax iyo xaskiisa
37. Axmed Cawad Ducale
38. Khadar Yusuf Balayax
39. Abdikarin Isse yusuf
40. Ali sh Abdillahi
41. Maxamed Axmed Guudcade
42. Cabdixakim Axmed Guudcade
abo Tahniyadood Oo Aroos Ah: Caruus Wardi Ismaaciil Kabadhe Iyo Caruusad Kowsar Abdi Daa´uud..Iyo..Caruus Cabdi Xasan Faarax Iyo Caruusad Farxiya Ismaaciil Kabadhe
Waxaa dirayaa tahniyadaan dhammaan qoysaska kala ah Ilma ismaaciil kabadhe iyo Ilma Cabdi daa´uud Iyo Ilma xaaji muxumad Iyo Ilma Cabdi kooshin iyo dhammaan ehelka iyo qaraabada labada caruus ee kala ah Caruus Wardi Ismaaciil Kabadhe Iyo Caruusad Kowsar Abdi Daa´uud oo arooskoodu ka dhacay magaaladda Hargaysa gaar ahaan xaafadda Xero Owr.
Magacyada Dadka Diraya Tahniyadda Aroos:
1. Ayeeyo jamaad xaaji muxumad abdi
2. Hooyo malyuun ismaacil kabadhe
3. Kaltuun ismaacil Kabadhe
4. Laylo ismaciil kabadhe
4. Abdiqani Ismacil Kabadhe
5. Abdirixiim ismaciil kabadhe
6. Mukhtaar ismaacil kabadhe
7. Musatafe ismaaciil kabadhe
8. Xamda ismaacil kabadhe iyo Caruurteeda
9. Abdirisaaq siciid nuur
10. Ahmed siciid nuur
11. Liibaan siciid nuur
12. Ayaan siciid nuur
13. Dr. Cismaan xuseen cali gees
13. Maxamed cismaan xuseen
14. Ayaan cismaan xuseen
15. Xuseen cismaan xuseen
16. Maxamuud cismaan xuseen
17. Amaal cismaan xuseen
18. Ikaraan cismaan xuseen
19. Axmed cismaan xuseen
20. Deggan cismaan xuseen
20. Yuusuf maxamed
21. Cawo yuusuf
22. Cabdiraxmaan yuusuf
23. Khaalid yuusuf
24. Deeqo ciise abdi
Hadabba waxaan lee nahay lamaanaha is doortay noqda kuwii isku waara ubad khayr qabana kala helo guriigiina eebe ha idiinka yeelo mid naggi ´´ Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax´´.
W/Q. Cabdirisaaq Siciid Nuur
Tahniyad Aroos: Caruus Cabdi Xasan Faarax Iyo Caruusad Farxiya Ismaaciil Kabadhe
Waxaa dirayaa tahniyadaan dhammaan qoysaska kala ah Ilma ismaaciil kabadhe iyo Ilma Xasan Faarax Iyo Ilma xaaji muxumad Iyo Ilma Cabdi kooshin iyo dhammaan ehelka iyo qaraabada labada caruus ee kala ah Caruus Cabdi Xasan Faarax Iyo Caruusad Farxiya Ismaaciil Kabadhe oo arooskoodu ka dhacay Hotel SummerTime Hargaysa.
Magacyada Dadka Diraya Tahniyadda Aroos:
1. Ayeeyo jamaad xaaji muxumad abdi
2. Hooyo malyuun ismaacil kabadhe
3. Kaltuun ismaacil Kabadhe
4. Laylo ismaciil kabadhe
4. Abdiqani Ismacil Kabadhe
5. Abdirixiim ismaciil kabadhe
6. Mukhtaar ismaacil kabadhe
7. Musatafe ismaaciil kabadhe
8. Xamda ismaacil kabadhe iyo Caruurteeda
9. Abdirisaaq siciid nuur
10. Ahmed siciid nuur
11. Liibaan siciid nuur
12. Ayaan siciid nuur
13. Dr. Cismaan xuseen cali gees
13. Maxamed cismaan xuseen
14. Ayaan cismaan xuseen
15. Xuseen cismaan xuseen
16. Maxamuud cismaan xuseen
17. Amaal cismaan xuseen
18. Ikaraan cismaan xuseen
19. Axmed cismaan xuseen
20. Deggan cismaan xuseen
20. Yuusuf maxamed
21. Cawo yuusuf
22. Cabdiraxmaan yuusuf
23. Khaalid yuusuf
24. Deeqo ciise abdi
Hadabba waxaan lee nahay lamaanaha is doortay noqda kuwii isku waara ubad khayr qabana kala helo guriigiina eebe ha idiinka yeelo mid naggi ´´ Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax´´.
W/Q. Cabdirisaaq Siciid Nuur
Hambalyo Meher Wacan
Adeer: Ducaale Guure Yacquub
Ismaaciil Ducaale Guure & xaaskiisa iyo caruurtiisa
Jaamac Ducaale Guure
Siciid Ducaale Guure & xaaskiisa iyo caruurtiisa
Aamina Ducaale Guure
Farxiya Ducaale Guure
Deeqa Ducaale Guure
Mohamed Saalax Guure & Xaaskiisa iyo caruurtiisa
Aadan Saalax Guure & Xaaskiisa iyo caruurtiisa
Cabdulaahi Saalax Guure
Mohamud Saalax Guure
Yuusuf Saalax Guure
Sahra Saalax Guure
Maryan Saalax Guure
Xaliimo Saalax Guure
Dhamaan Dadkaasi oo kala jooda Dalka gudahiisa iyo dibadiisu waxay Tahniyad iyo Bogaadin hawada u marinayaan Meherka
Mohamed Suleiman Guure & Marwadiisa Farxiya Cabdalle Cilmi
Oo Meherkoodu ka Dhacay Magaalada Hargeisa Hotel Kaah
Taariikhdu markay ahayd 12/12/12
HAMBALYO MEHER
Agaasimaha Shabakada HadhwanaagNews Ee G/Awdal & Salel Cabdifataax Axmed,
Ayeeyo Aamina Cadow Barkaan, Abokor Xasan Caafi Iyo Qoyskiisa,
Cali Cadoow Barkaan Iyo Ilmihiisa,
Farax Kulmiye Iyo Caruurtiisa,
Farxiya Abokor Iyo Saygeeda Iyo Caruurteeda,
Xaawo Cilmi Iyo Caruurteeda,
Maxamed Shubaay Iyo Xaaskiisa,
Dhamaan Ilmo Xaaji Shubaay,
Cabdi Abuukar Cumar Iyo Xaaskiisa,
Sahra Abuukar Cumar Iyo Caruurteeda,
Rooneey Abokor Caafi,
Deeqa Abokor Caafi,
Waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Boqorka Nabiil Cali iyo Boqorada Ayaan Cabaas Faarax oo meherkoodu ka dhacay magaalada Bristol ee UK, waxaanay leeyihiin isku waara oo aqalgalkana noo soo dadajiya, ubadqayr qabana kala hela
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
Hambalyo Medher wacan
Siciid Maxamuud Gahayr,
C/Risaaq Cali Maxamed
Abshir Askar Maxamed
Faysal C/Raxmaan Madar
Yaxye Biixi Kooshin
Siciid Xasan Yuusuf
C/Qani Muxumed Cige (Farxaan)
Biixi Iimaan Cige
C/Raxmaan Xasan Nuur
Axmed Saleebaan Birinbir
Sakariye Muuse
Bashiir Cabdi Ibraahin
Farxaan Yuusuf Jaamac
Dhammaan dadkaasi waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan meherka
Mudane Mukhtaar Yuusuf Cismaan (Cirro)
iyo
Marwo Suhuur C/Salaan Xasan Xaaji Aadan
Oo 08/Disember/2012 ka dhacay Ambassador Hotel ee magaalada Hargeysa. Waxa ay leeyihiin "Baarakaallahu laka, wabaaraka calayka, wajamaca baynakumaa bil-khayr aw fil khayr. Aqal-galkiinna ku gaadhaWiil iyo caano. Nabad iyo caano.
Aamiin. Aamiin. Aamiin
saedmgahair@hotmail.com
Hambalyo Meher wacan
Adeer Mohamed Guure Yacquub
Mubaarik Mohamed Guure & Xaaskiisa
Muuse Mohamed Guure
Eidle Mohamed Guure
Siciid Mohamed Guure
Faaadumo Mohamed Guure
Yuurub Mohamed Guure
Khadiija Mohamed Guure
Fu´aad Cawil Guure
Cabdilaahi Cawil Guure
Faysal Cawil Guure
Cabdirahman Cawil Guure
Farxiya Cawil Guure
Faysa Cawil Guure
Saynab Cawil Guure
Eedo Dr Sahra Guure & odaygeeda Dr Cali Xasan Ibraahin
Samiira Cali Xasan Ibrahin
Shaakir cali xasan
Amina Cali Xasan
Axmed Cali Xasan
Hoodo Cali Xasan
MOhamed Cali Xasan
Saynab Cali Xasan
Nimco Cali Xasan
Dhamaan Dadkaasi oo kala jooda Dalka gudahiisa iyo dibadiisu waxay Tahniyad iyo Bogaadin hawada u marinayaan Meherka
Mohamed Suleiman Guure & Marwadiisa Farxiya Cabdalle Cilmi
Oo Meherkoodu ka Dhacay Magaalada Hargeisa Hotel Kaah
Taariikhdu markay ahayd 12/12/12
Hambalyo, Hambalyo:
Baaraka-llahu lakumaa, wabarak-calaykumaa wajamaca baynakumaa bilkhayr awfil-khayr (Ameen)
Dhamaan asxaabta hoos ku xusan, waxa ay hambalyo iyo boogadin u dirayaan boqorka Maxamed Jama Roble iyo boqorada Fouzia Maxamoud xaaji Cumar, oo manta oo ay biushu tahay 12-12-12, meherkoodu ka qabsoomay Maansoor Hotel Hargeisa; waxa aanu leenahay gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax guulna lagama waayee gobonimo ku aqalgala (Ameen).
1. Dr. Mohamed Axmed Camey
2. Mustafe Cabdi Xirsi iyo xaskiisa
3. Saleban Yassin Wayrax
4. Xasan Xashi Cilmi
5. Ismail Maxamed Abokor
6. Abdirisak Axmed Jama iyo xaskiisa
7. Maxamoud Maxamed Jama (Gaa-gaab) iyo xaskiisa
8. Abdirashid Muuse Jama
9. Abdiwahab Cali Xussein
10. Liban Arif Axmed
11. Maxamed Cusmaan Cabdi iyo xaskiisa
12. Maxamed Warsame
13. Cabdillahi Wayrax
14. Kayse Cilmi Yusuf iyo xaskiisa
15. Cabdillahi Cusmaan (Taajir)
16. Luqman Xamse Gaadowayne
17. Sheikh Cusmaan Maxamoud Ismail
18. Abdikarim Ibrahim Xawadleh iyo xaskiisa
19. Axmed Ciise
20. Maxamed Cabdi Yusuf iyo xaskiisa
21. Maxamed Cabdulqadir Ciise
22. Khadar Hussein Jama
23. Abshir Ibrahim. X. Yusuf
24. Mustafe Xasan Axmed Sharubale
25. Abdiqani Xasan Axmed Sharubale
26. Mustafe Xasan Dheel
27. Khadar Farah iyo xaskiisa
28. Faysal Cabdi Xaraf
29. Suldaan Nucmaan Dahir
30. Abdirisaq Aw-Yoonis
31. Siciid Adan iyo xaskiisa
32. Axmed Qaylo iyo xaskiisa
33. Xasan Kiin iyo xaskiisa
34. Yusuf Jama Maxamed
35. Maxamed Cali Nugaal
36. Shamsaan Farax iyo xaskiisa
37. Axmed Cawad Ducale
38. Khadar Yusuf Balayax
39. Abdikarin Isse yusuf
40. Ali sh Abdillahi
41. Maxamed Axmed Guudcade
42. Cabdixakim Axmed Guudcade
Hanbalyo hanbalyo meher
Sahal Seleebaan Cali
C/Laahi Adan Max?ed (Dhego)
Axmed Cumar Cali (gadhoodhle)
Xasan Max?ed Saleebaan (xasan cadde)
Faysal C/Salaan Jaamac
C/Casiis Saleebaan Cali
dhamaan dadkaasi waxay hanbalyo iyo bogaadin aan lasoo koobi Karin u dirayaan boqorka iyo boqorada kala ah
Aadan Maxamed Furre
iyo
Juweeriya Axmed Maxamed
oo meherkooodu ka dhacay Deero Hotel Burco
gacal iyo sukeeyaba guurkiina lagu farax
hanbalyo meher
Waxaan marka hore salaamayaa shaqaalaha websaydka hadhwanaag news.com marka xiga
Guud ahaan shaqaalaha shirkada somtel waxay hnbalyo meher u dirayaan boqorka mustsfe xuseen maxamed
Iyo boqorada ayaan daahir maxamed (gamuur )oo 12 bisha meher koodu ka dhacay embaasatoor hotel
Dhamaan dadkan hoosku qorani waxay leeyihiin hanbalyo hanbalyo wiiliyo caano bashbashiyo barwaaqo nolol raaxoleh ku waara
Xasan xaantiye iyo xaaskiisa aadan yuusuf saleeban .maxed xasan cali iyo xaaskiisa.cali jibriil yuusuf iyo xaaskiisa c/risaaq yuusuf kibaar
c/naasir saleebaan cabdi
ismaaciil xasan ducaale
gamaal yuusuf maxamuud
faarax maxamed cilmi
mustafe m magan
maxamed cali warsame
ismaaciil cawil axmed
rashiid maxamuud c/laahi
khaliil carab cismaan
hambalyo meher wacan
hambalyo hambalyo waxan halkan hambalyo meher uga diraya
aaadan maxamed furre (adem viery) iyo juweeriya axmed maxamed
oo meherkodu kadhacay hotel deero ee magalada burco
taarikhduna tahay 12/12/2012 abaaro 10.00 am
gacal iyo sokeeye guurki lagu farxo noqda kuwi iskuwaara ubad kheyr qaba kale hela noqda aamin aamin
dadka hanbalyada diraya
1. abdirashid salaad cali
2. shucayb farax axmed
3 . khadar yusuf ismacil
4.maxamed axmed ibrahim (qaran)
5. sahal farax caynab
6 .axmed cali cigal
7. axmed xasan .
8 maxamud xusen diriye
9. axmed xasan jamac
10 maxamed salad ali
11. abdirizak xasan bile
12 .jamac caalin cumar
13. abdirizak maxamed furre
HAMBALYO MEHER
Jeddah(HWN) Aniga oo ku hadalaya magacayga iyo magaca xafiiska hadhwanagnews jeddah waxan hambalyo qaali ah udirayaa meherka walaashay samia qaasim ismail iyo odaygeeda Maxamed aw-cali sadaam oo meherkoodu ka dhacay magalada hargaisa manta 12-12-12 mansoor hotel waxan leeyahay isku waara kuna gaadha aqalgalkiina bash bash iyo barwaaqo amiin amiin .
Saidkhalifa osman .
Hadhwanaagnews office jeddah .
--
Sayidkhalifa osman .
Ahmedyahya Establishment .
Export Section .
General Manager .
Mob.+966540996776.
Email:Sayidkhalifa@gmail.com
Jeddah - KSA .
Hambalyo Meher Khadan Axmed Cali Shimbir iyo Yuusuf Jamac Baruud oo Maheerkodu ka Dhacay Hargaysa Hotelka Scandinavian12/12/12
Maxamed Cali Shimbir IYo Caruurtiisa ,Axmed Cali Shimibir iyo Caruurtiisa Maxmuud Cali SHimbiriyo Caruurtiisa ,Cabdiraxmaan cali shimbir iyo Caruurtisa ,cabdirasaaq cali shimbir yo Caruurtisa, Cabdilahi cali shimbiriyo Caruurtiisa ibraahin cali shimbir, Casha cali shimbir iyo Caruurteeda , Layla Cali shimbir iyo Caruurteeda , Sahra cali shimbir, Hodan Cumar yare iyo Caruurteeda , Foosiya Cumar Yare iyo Caruurteeda ,Mahad cumar Yare iyo Caruurtiisa , Xaji Cumar Yare iyo Caruurtisa ,Xasan Cumar Yare , Nasir Maxamed Cali Shimbiriyo Caruurtisa , Muna Maxamed Cali Shimbir Kayse Maxamed Cali Shimbir ,Nimco Maxamed Cali SHimbir iyo Caruurteeda , Huda Maxamed Cali Shimbir, Ayaanle Maxamed Cali Shimbir ,Khalid Maxamed Cali SHimbir iyo Dhamaan Xasaskooda iyo Caruurtooda waxay Hambalyo u dirayaaan Khadan Axmed cali shimbir iyo Yuusuf Jaamac Baruud oo maherkodu ka dhacay Hargaysa 12/12/12 Hotelka Scandinavian Ilayana waxanu uga baryayna reerkii isku waara ubad khayr qabana ilahay kala siiyo amiin
hambalyo meher
hambalyo hambalyo waxan halkan hambalyo meher uga diraya
aaadan maxamed furre (adem viery) iyo juweeriya axmed maxamed
oo meherkodu kadhacay hotel deero ee magalada burco
taarikhduna tahay 12/12/2012 abaaro 10.00 am
gacal iyo sokeeye guurki lagu farxo noqda kuwi iskuwaara ubad kheyr qaba kale hela noqda aamin aamin
dadka hanbalyada diraya
1. abdirashid salaad cali
2. shucayb farax axmed
3 . khadar yusuf ismacil
4.maxamed axmed ibrahim (qaran)
5. sahal farax caynab
6 .axmed cali cigal
7. axmed xasan .
8 maxamud xusen diriye
9. axmed xasan jamac
10 maxamed salad ali
11. abdirizak xasan bile
12 .jamac caalin cumar
13. abdirizak maxamed furre ha
Hambalyo Meher
Aabo Ibraahim Yousuf Abdi, Hooyo Aamina Abdillahi Magan, Abdirashid Ibrahim Yousuf, Abdillahi Ibrahim Yousuf, Nasir Ibrahim Yousuf, Mohammed Ibrahim Yousuf, Fatxiya Abdi Aadan, Dhammaan Ilma Yousuf Shibbiin, Addeero Abdi Hussein iyo caruurtiisa, Addeero Jibriil Xussein iyo caruurtiisa, Addeero Ahmed Nour Xussein iyo caruurtiisa, Adeero Cawl Xussein iyo caruurtiisa, Eddo Aamina Yousuf iyo caruurteeda, Eddo Faadumo Yousuf iyo caruurteeda, Hodan Abdi Ali Mahdi, Fahad Abdi Ali Mahmdi, Shiri Abdi Ali Mahdi, Zamzam Hassan Ebyan, Barkhad Mohammed Ahmed, Abdrizak Mohammed Ahmed, Abdisalaan Aadan Gaas, Hamda Abdi Hussein, Abdikarid Mohamed Ciid, Ayaanle Abdi Aadan, Abdiwali Ahmed Daahir, Khalid Yousuf Dahir, Muhyadin Abdillahi Omar, Abdirahman Mohamoud Dhamme, Abdirizak Osman Mohammoud, Liban Ibrahim Mohammed, ardayda Jamacadda Bugema University, ardayda Jaamacadda Kampala Internationayl University, Brauneyes James, dhammaan dadkaasi oo kala jooga Somaliland, Uganda, Imaaraatka, Malaysia, India, UK, United States, Norway, Germany, waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Mawliid Mohammed Abdillahi iyo Ishwaaq Cabdirashiid Cali oo meherkoodu kadhacay Hadhwanaag News maanta oo taariikhdu tahay 12/12/12, iyagoo leh Barakalahu lakum, wa baraka calaykum, wajamaca baynakuma fil khayr. Aamiin.
HAN-BALYO AROOSS
1.C/lahi yuusuf cali khaliif
2.aadan maxamed cali gaboose iyo
xaaskiisa hibaaq muxumed bulbul
3.xassan maxamuud xassan (( xassan vedio))
4.xassan cabdi maxumed ( xassan guuto)
5.ibraahim c/samad iyo xaaskiisa
dhaman dadkaasi oo kala jooga dunida dacaladeeda
waxay habalyo iyo bogaadin u dirayaan aroosska
boqorka iyo boqorada
cismaan cabdi cismaan ducaale
iyo
amal cabdalla ciise
oo arooskoodu ka dhacay wadanka
doha qatar
12/12/20012 waxanay ilaahay uga baryayan
reerki lagu nastee lagu nagaadee ubad khayr qaba hella aaamiin aamiin
alif alif mabruuuuuuuuuuuuuuuk
HAN-BALYO AROOS WACAN
1.xassan cabdi muxumed (( xassan guuto))
2.c/fataax cumar nuux ( suldaanka ))
3.axmad maxamed cawad
4. muuse c/qaadir x. aadan
5. maxamed c/laahi geele (canjeex)
6. abwan jamaal liibaan
7.siciid xassan maxamed geele (( geele geele )
8. c/laahi yuusuf cali khaliiif
9. xassan cabdi ismaaciil ( xassan makanik )
10.cabdi ismaaciil (cabdi qasse)
dhamaan dadkaas oo jooga wadanka doha qatar waxay hanbaalyo u dirayaan
boqorka iyo boqorada
cismaan cabdi cismaan iyo
marwadiisa amal cabdale ciise
oo arooskoodu ka dhacay wadanka qatar 12/12/2012
waxan leenahay gacal iyo sokeeyaba
guurkiina lagu farax
alif alif alif alif mabruuuuuuuuuuuk
Hambalyo
Xuseen Aw-Jaamac Jibriil Xagar Wariyaha BB.C ee gobolada Bari ,Kayse Axmed Digaale ,Mahad Faarax Claahi Waliam ,Csalaan Maxamuud Ducaale (Ilkacase) ,Maxamed Ibraahim Xasan (Biritish),Yuusuf Ibraahim Warsame (Ilkacase) ,Bashiir Ibraahim Qayir , Mustafe Cismaan C
axmaan ,Maxamuud Maxamed Suudi (Maxamuud-cade),Bashiir Suudi Xirsi ,Mursal Aw Cumar Cismaan (Sheikha) ,Ibraahim Muuse Qaasaali ,imaan Jaamac Xagar, C/kariin Ibraahim Axmed ,Dr.Iid Maxamuud Cali ,Dr. Maxamuud X. Cawil Khuurshe ,Xuseen C/laahi Xuseen (Girgire) Xil. Siciid Xasan Nuur Waaye , Maxamed C/laahi Nuur ,Axmed C/laahi Maxamed (Dhagocarmo) ,Barwaaqo Cismaan Faarax ,C/fataax Rashiid Maxamed (Arsinaal) Axmed Siciid Xasan , ,Axmed Cali Jaamac ,Maxamed Cali (Cadho) ,Axmed Siciid X. Cabdi ,Maxamuud Jaamac Aadan ,Cabdi Samad Yuusuf Kaahin ,Maxamed (Dhigane) ,C/raxmaan Xasan Daa´uud ,Barre Faarax C/laahi ,Jaamac C/laahi Kudhaace , Khadar Cilmi Kaahin ,Maxamed Xasan Caynaashe ,Aniis Diiriye.
dhamaan dadkaasi oo iskugu jira wariyayaasha saxaafadda ee gobolka Togdheer iyo dad kale waxay Hambalyo farxad leh u dirayaan arooska lamaanaha kala ah Mudane Cabdiraxmaan Maxamed X. Cismaan iyo marwo Rooda Maxamed Cilmi oo arooskoodu ka dhacay Hoteelka RAMAD ee magaalada Burco , arbacadii habeen hore .
Waxaaney leeyihiin noqda qoyskii isku waara ee ubad khayr qaba kala hela .
AAAAAAAAAAAmin. AAAAAAAAAmin. AAAAAAAAAAmin.
H A M B A L Y O :
Dhamaan Reer Qaasim Ismaaciil Ducaale , Reer Barre Ismaaciil Ducaale, Reer Saleebaan Ismaaciil Ducaale , Reer Aadam Ismaaciil Ducaale, Reer Nuux Ismaaciil Ducaale, Reer Maxamed Ismaaciil Ducaale oo kala jooga Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisaba
Waxay Hambalyo iyo Bogaadeen hawada u marinayaan
Maxamed Xasan Aw Cali
&
Saamiya Qasim Ismaaciil
Oo Meherkoodu Ka dhacay Magaalada Hargeisa Hotel Maansoor 12-12-2012 Arbaca
بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في الخير أو بخير
Guurkiina guur khayr gurigiina guri nagi Guuloow ka yeel, illaahay Aqal galkiina ha idinku gaadhsiiyo Bash-bash iyo barwaaqo.. Aamiin.aamiin.
By:
Ahmed Bare Ismail (Ahmed-nour)
Tel:4108361
Ayeeyo Dahabo Jaamac Maxamed
C/lahi Cismaan Ducaale (Godle) iyo Xaaskiisa
Ibrahim cismaan Ducaale
Kaaba Cismaan ducaale
C/fatax Cumar Nuux iyo Xaaskiisa
Siciid Xasan maxamed
Axmed maxamed cawad
Jamaal liibaan
Xasan (Guuto)
Xasan Maxmuud Xasan (Xasan fiidyoow )
C/lahi yuusuf cali (qaloombi)
Iyo Dhamaan Bahda saxaafada Somaliland
Dadkan Oo dhamaan daafaha dunida ku kala nool
Waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Arooska
Cismaan Cabdi Cismaan
Iyo
Amaal C/lahi Ciise
Oo ku aqala Galay Dalka Qadar 12/12/12
Waxanay illahay uga baryayaan labadii isku reeya ubad khayr qabana kala hella
AAAAAAAAAAAAAAAAAAmmmmmmmmiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
AAbocabdicismaanducaale
HooyoqaaliJaamacmaxamed
Cabdilahicabdicismaan
Ifraaxcabdicismaaniyoodaygeeda
Ayaancabdicismaaniyoodaygeeda
SaamiaCabdicismaaniyoodaygeeda
Amranjaamacmaxamed
Cashabaylejaamac
c/lahiyuusufcali
Dr.Maxamedaxmed (carabayto)
Aden maxamedcaliiyoxaaskiisa
Maxamedmuusewaraaba-cade
Roodacismaanyuusuf
Dhmaandadkaniwaxayhambalyiyoduco u dirayaan
CisamaanCabdiCismaan
Iyo
Amaal C/lahiCiise
OoArooskoodukadhacay 12/12/12 dalkaQadarwaxanayeebeugabaryayaninuuilaahaykadhigolabadiiiskuwaaraubadkhayrqabanakalahelaaaaaaaammmiiiiiiiiiiiiin Allah Ha aqbalo
HAMBALYO KU SOCOTA AROOSKA "SAMIYA QAASIM ISMAACIIL IYO SAYGEEDA MAXAMED XASAN AW CALI OO KU AQAL GALAY MAGAALADA HARGEISA
dhamaan ardayda wax ka barata jaamacada Insaniah University malasi waxay hambalyo aan la soo koobi karin u dirayaan caruuska iyo caruusada Maxamed xasan aw cali iyo saamiya qaasim ismaaciil oo ku aqal galay dalkani jamhiiiriyada Somaliland gaar ahaan magaalada hargeisa hadaba waxaanu leenahay noqda kuwii isku waara u bad khayr qabana kala hella
AAMIIN AAMIIN AAMIIN
Si gaar ah waxaa hambalyada u diraya
Ali yusuf hassan "Calimaraykan"
Muhumed yusuf ibraahim
Aamiin ahmed Ali
abdifatah mohamed muuse
Hambalyo, Hambalyo:
Baaraka-llahu lakumaa, wabarak-calaykumaa wajamaca baynakumaa bilkhayr awfil-khayr (Ameen).
Dhamaan asxaabta hoos ku xusan, waxa ay hambalyo iyo boogadin u dirayaan boqorka Mohamed Jama Roble iyo boqorada Fouzia Maxamoud xaaji Cumar, oo manta oo ay biushu tahay 12-12-12, meherkoodu ka qabsoomay Maansoor Hotel Hargeisa; waxa aanu leenahay. Gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax, guulna lagama waayee, gobonimo ku aqalgala (Ameen).
1. Dr. Mohamed Axmed Cameyiyo xakiisa
2. Mustafe Cabdi Xirsi iyo xaskiisa
3. Saleban Yassin Wayrax
4. Xasan Xashi Cilmi
5. Ismail Maxamed Abokor
6. Abdirisak Axmed Jama iyo xaskiisa
7. Maxamoud Maxamed Jama (Gaa-gaab) iyo xaskiisa
8. Abdirashid Muuse Jama
9. Abdiwahab Cali Xussein
10. Liban Arif Axmed
11. Maxamed Cusmaan Cabdi iyo xaskiisa
12. Maxamed Warsame
13. Cabdillahi Wayrax
14. Kayse Cilmi Yusuf iyo xaskiisa
15. Cabdillahi Cusmaan(Taajir)
16. Luqman Xamse Gaadowayne
17. Sheikh Cusmaan Maxamoud Ismail
18. Abdikarim Ibrahim Xawadleh iyo xaskiisa
19. Axmed Ciise
20. Maxamed Cabdi Yusuf iyo xaskiisa
21. Maxamed Cabdulqadir Ciise
22. Khadar Hussein Jama
23. Abshir Ibrahim. X. Yusuf
24. Mustafe Xasan Axmed Sharubale
25. Abdiqani Xasan Axmed Sharubale
26. Mustafe Xasan Dheel
27. Khadar farah iyo xaskiisa
28. Faysal Cabdi Xaraf
29. Suldaan Nucmaan Dahir
30. Abdirisaq Aw-Yoonis
31. Siciid Adan iyo xaskiisa
32. Axmed Qaylo iyo xaskiisa
33. Xasan Kiin
34. Yusuf Jama Maxamed
35. Nugaal
36. Shamsaan Farax
37. Axmed Cawad Ducale
38. Khadar Yusuf Balayax
39. Abdikarin Isse yusuf
40. Ali sh Abdillahi
41. maxamed Axmed Guudcade
42. Cabdixakim Axmed Guudcade
43. Xasan Cabdi
HANBALYO MEHER WACAN
BARAKA ALLAHU LAKA WA BARAKA CALEYHI WA JAMACA BA.INA KUMAA BIKHEYR
SALAAN QAALIYA DHAMAAN BAHWEYNTA WEB.KA HADHWANAAGNEWS.COM
Hooyo Ruun xaaji Ibrahim Aw madar..Iyo caruurteeda oo kala ah.
1-Amina Aden Omar Iyo Caruurteeda.
2-Safiya Aden Omar Iyo caruurteeda
3-Shugri Aden omar iyo Caruurteeda..
4-Ifraax Aden Omar..
5-Ahmed Aden Omar Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
6-Abdirahman Aden Omar Xaskiisa iyo Caruurtiisa
7-Cabdi Casiis Aden Omar Xaaskisa iyo caruurtiisa.
Dhamaan Dadkan oo kala Jooga Canada England Finland Somaliland.
Waxey hanbalyo iyo Bogaadin aan la soo koobikarin U dirayaan..Mrherka farxada leh ee
BOQORKA IYO BOQORADA
Eng: Mohamed Abdirahman Aden ....Eng.Germany
Iyo
Muna Hassan Abdi.... Kalgacal
Oo Meherkoodu ka dhacey Crown Hotel Ee Caasimada Hargeisa tarikhdu markey aheyd
Arbaca 12/12/12 .. Waxaananu leehahey Allah Swt Ha idinka Dhigo Reerkii lagu nastee lagu nagaado
Wada Jiroo Nabad Gala Eebow Naga Yeel...Ameen Ameen Yaa Allah..