Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Hambalyo Aroos Oo Ku Socota Xidiga Iyo Xidigada C/samad Xuseen Cismaan Iyo Xidigada Najax Muxumed Liiban(Najax Oday) Oo Uu Mehekoodu Ka Dhacay Hotel Maansoor Ee Berbera.


(Hadhwanaagnews) Wednesday, January 02, 2013
Hambalyo Aroos Oo Ku Socota Xidiga Iyo Xidigada C/samad Xuseen Cismaan Iyo Xidigada Najax Muxumed Liiban(Najax Oday) Oo Uu Mehekoodu Ka Dhacay Hotel Maansoor Ee Berbera.

HAMBALYO AROOS
Abo Xuseen Cismaan Geedi, Hoyo Khadiija Mahamed Muuse Saynab Mahamed Muuse ,Basra Mahamed Muuse Xalimo Mahamed Muuse Fadumo Mahamed Muuse, Hoyo Rooda Ahmed X.Cali Farduus Mawliid Goox Kawsar Cali Xashi Qadan Xuseen Cismaan Khadra Xuseen Cismaan Zamzam Cali Xashi C.rahmaan Cali Hashi Cabdilaahi Xuseen Cismaan Ahmed Xuseen Cismaan iyo Xaskiisa iyo caruurtiisa
mareeyaha Dekeda Berbera Eng:- Cali cumar Mahamed ( Cali xor xor ) gudoomiyaha Gobolka saxil Cali mahamed dhamaan Mamulka magaladda Berbera iyo wariyasha Gobolka saxil ka hawl galaa waxaay Hambalyo Aroos Wacan u dirayaan
BOQORKA CABDI SAMAD XUSEEN CISMAAN
           IYO
BOQORADDA NAJAX MUHUMED LIIBAN


( NAJAX ODAY )
 
OO AQAL GALKOODU KA QABSOOMAY HOTEL MASOOR EE  MAGALADDA BERBERA HABEENKII KHAMIISTU SOO GALAYSAY 25-12-2012
WAXAAN LAHEENAHAY WIIL IYO CAANO GABADH IYO CAANO AQAL GALKIINA LAGU FARAX.

Aamiin................... Aamiin......................... Aamiin.............

Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.