Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Xisbiga New Ucid oo Magaacabay Wakiilka Boqortooyada Sacuudi Arabiya


(Hadhwanaagnews) Thursday, January 03, 2013
Markaan arkay Mabaadiida Xisbiga UCID ee xidhiidh ka Caalami, markaan arkay Siyaasada Boqortooyada Sacuudi Arabeeya iyo Xidhiidhka

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

REPUBLIC OF SOMALILAND

Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka

UCID

Justice and Welfare Party

حزب العداله والرأفة

Ref/UCID/863/2012 Date: 02/01/2013

Ujeedo: Magacaabis Wakiilka Boqortooyada Sacuudi Arabiya ee Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID

Markaan arkay Mabaadiida Xisbiga UCID ee xidhiidh ka Caalami, markaan arkay Siyaasada Boqortooyada Sacuudi Arabeeya iyo Xidhiidhka Somaliland ee Sii Xoogaysanaya, makraan fahmay kor u kaca Dhaqaale iyo hufnaanta  Siyaasadeed ee Dalka Boqortooyada Sacuudi Arabeeya, markan arkay baahida wayn ee loo qabo isku xidhka labada Dal. waxaan gartay in aan  magacaabo wakiil-ka Xisbiga UCID ee Dalka Boqortooyada Sacuudi

Arabeeya.

markaan arkay aqoontisa kartidiisa iyo khibradiisa waqtiga dheer waxaan u magacaabay Khadar Xuseen Diiriye wakiilka Dalka Boqortooyada Sacuudi Arabeeya ee Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID.

 

ALLA MAHAD LEH

Gudoomiyaha Xisbiga UCID

Eng, Faysal Cali Waraabe

Saxeex: _____________

 

 

 


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.