Hamabalyo Aroos Wacan Agaasimaha Waaxda Maamulka Lacagta D/hoose ee Degmada Tog-Wajaale Wali Aadan Xirsi Xaaskiisa iyo Caruurtiisu, iyo Agaasimaha Waaxda Cashuuraha D/hoose ee Degmada Gabiley Suldaan C/raxmaan Muxumed Mire Xaaskisa iyo Caruurtiisa Waxey Hamablyo aad u Qiima badan halkan Ugu Gudbinayaan Arooska Maxamed Axmed Cabdi-Dacar iyo Nimco Mawliid Axmed oo Aqalgalkoodu ka dhacey Magaalada Tog-Wajaale
Hamabalyo Aroos Wacan
0px; LETTER-SPACING: normal; FONT: x-small Verdana; WHITE-SPACE: normal; COLOR: rgb(0,0,0); WORD-SPACING: 0px; -webkit-text-size-adjust: auto; -webkit-text-stroke-width: 0px" class=MsoNormal align=justify>
Agaasimaha Waaxda Maamulka Lacagta D/hoose ee Degmada Tog-Wajaale Wali Aadan Xirsi Xaaskiisa iyo Caruurtiisu, iyo Agaasimaha Waaxda Cashuuraha D/hoose ee Degmada Gabiley Suldaan C/raxmaan Muxumed Mire Xaaskisa iyo Caruurtiisa Waxey Hamablyo aad u Qiima badan halkan Ugu Gudbinayaan Arooska Maxamed Axmed Cabdi-Dacar iyo Nimco Mawliid Axmed oo Aqalgalkoodu ka dhacey Magaalada Tog-Wajaale ee Xarunta Degmada Wajaale oo katirsan Gobolka Gabiley noqda kuwii ubad kheyr qaba kala hela bashbash iyo Baraawaqana ku Waara
Aamiin Aamiin Aamiin Allaha ha idinka aqbalo ayaanu Leenahey Anaguna
Waxa kale oo Hamablyo taa lamid ah u Diraya
Warioye Nimcaan Dheeg Ibraahim
C/raxmaan Nuux Axmed (hiiraan)
Caydaruus Axmed Ismaaciil(Qadiye)
C/risaaq Axmed Hayaan(Ilkacase)
Mukhtaar Nuux Ibraahim
Muxiyadiin Maxamed Daahir(Yackoo)
Xuseen Faarax Yoonis(hadalka)
Axmed Ibraahim Ribiish
Yaxye Maxamed Aw Aadam
iyo Asxaab kale oo badan oo Dhamaantoodba leh Hamablyo kal iyo laab ah ayaan hawada idiin soo marineynaa