"Hadii Aanu nahay QurbaJooga Beesha Muuse Aboker ee Arap Ma Tageyrsanin Odeyyasha Madaxtooyada Lacagta laga soo siisey, Eedaana waxaa iska lah wasiirka Cadalada iyo Abshir" Waraysi
Yusuf Ismacil Jirdeh iyo Ahmed Xiis Xasasan oo Aanu Waraysi layelanay Cambaareeyeen Odeyashi shalay Hadley Dhagaysi haboon.
Halkan Guji oo ku Dhagayso Telefon Mobilkaaga.