Salaaaaaam warbaainta:
Bahjaay horta Jamaal ood ku sheegtey aqoon yahan cidna kama aqoon badna. Hadaan taada kuu raacana aqoon yahan nimadu waxba uumay tarin oo Bank buu ka shaqeyn jirey oo intuu ka yimaado muu yidhaahdeen Musharax Madaxweyne ayaan doonayaa iyadoo rug cadaa iyo jabaabiro ay Somaliland joogto oo aannu chance ka heleyn. Markaad Leedey aqoon yahan aad uuma fahansani waxaad u jeedo oo shahaadada uu heysto dad tiro badan oo Somali ah baa heysta. Hadaad u damqatey oo uu wax kaa dhegeysanayo waxaad u sheegtaa in aannu Faizal siyaasad la wadaagi Karin ee uu u baahnaa in uu ka durko nin 10 sano siyaasada ka dhac sanaa. Aqoonyahan nimadu taa miyey u sheegi kari weydey. Jamaal
siyaasada uuma bisla oo waa kaa Faizal jarka uugu talaabsadey ee ku yidhi tuur tuur xisbiyada kale ee maantaba Gudoomiyaha Wadani magaca u bixiyey ah Guuleed Xawaashe. Kugu sii tiigaali maayo ee Jamaal in uu jar ka dhacay u sheeg oo uu isagoo liita saaxada siyaasada ka bixi doono.
faizanuur@yahoo.ca
********************************************************
Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga