mula ma waxaa saanu dhagaysanayaa oo kaa qaadana war wax aan xishoonayn baa tahee dadka wax ay qaadan karaan u sheeg iska hadlow.
Internetka uun baad taagan tahaye oo xirsi kaaka dhagtee maanka alakaaqaadye orodoo danahaaga maamulo.
Ninkaasi wuxuu leeyahay waan adkaysan kari waayey markaasaan maqaal soo qoray, war ma aabahaa buu xirsi dilay mise xoolahaagii buu dhacay
1) Waad adkaysan waydee
2) Waalo oo wareeroo
3) Dhulka joogi waayo
4) Samadaa uboodo
5) Cuntadana kasoomoo
6) Madaxa digo ku soo shubo
7) Waa waxaad macnaysaa
waxaan u sheegayaa dadka buka ee aan caafimaadka qabin ee ninkaa aan kor ku xusay kamid yahay dalku madaxweynu leeyahay oo loo doortay, isagaana maamula .
xirsina waa noqonayaa madaxweyne haddii ale ka dhigo ninka manta oo wuu wasiir yahay ka qaylanaayoow dalka maad ka tagi mustaqbalka dhow.
By: Abdirahman Abdilahi Hassan
cabdiraxmaan_tt@hotmail.com
********************************************************
Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga