Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


GABAYGII ABWAAN XAASHI DHAMAC by: Dr Abwaan Saed qabille .


(Hadhwanaagnews) Thursday, January 03, 2013
WAA GABAYGII ABWAAN XASHI DHAMACOOW

 

WAA GABAYGII ABWAAN XASHI DHAMACOOW

quluubteenu miyey iladay Aayihii afka hooyo ,Abwaankii, Dr kii iyo phelosoofarkii soomaliyeed
waa MAXAMED XAASHI DHAMAC GAARIYE  ilaah ha u naxariistee? maxayn se ku xasuusanaa ? si koob naan badan wax kastoo uu ahaa gabayganbaa inooga faloonaya:


                                                                                                                                                 Aayihii  Afkaygoow:

Abwaan xaashi dhamacoow.
 Aabihii tacliintoow.
 iftiinkii aqoontoow.
 ustaad loo hilooboow .
 ababiye ,anshixiyo akhlaawda
 Abbeydinka u hogaamin jirayoow .
 Abwaan xaashi dhamacoow .
 Aar iyo Arbe aan lagu aadi jirinoo,
 Ayaan tay qadhaadhayd
 xornimada asteeyoow.
 Abwaan xaashi dhamacoow.
 ilbax lagu hirtaayoow .
 Aayihii Afkaygoow .
 Ayaan dhalad naga baxoo,
 aan aad u tebaynoow.
 Aduun lagu ma waaree,
 Aaakhiro ilaahay xawkii janada
 anficiyo Arsaaq kaaga yeel ,
 oo ehelkii rasuul ahoow ,
 Abwaan aan tebnaatahaye...................................................

                                         by: Dr Abwaan Saed qabille

.

********************************************************

Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.