manta waxaan halkan qalinka u qaaty inaan bulsho waynta reer somalilnd ugu gudbiyo baaq nabadeed iyo beryahn danbe oo wax laga xishoon jiry oo qofka ku hadlana loo yaqaany qof waaln oo manta noqody wax lagu faano
oo inty rag waayeyni isi soo taagan tv da iyo weps ka kaga hadlaan oo yidhaahdaan hadaanu nahy reer hebl iyo waxyaabo badan oo aan u cuntamyn qaranimada somaliland haday dhayalsadaan reer somalilnd taladan dhobawdy oo aan maamulkan manta jira waxyaaba laga gansanaayo meel loogasoo wada jeesan waxa ay dhalysaa waxaan laga soo kaban doonin belaayaduna daman laqabty leedahye dabo laqabto malaha colaada iyo tolaayeeydana wilbaa ku dhintee wiilkuma dhasho(dugsi male qabyaaladi waxay dumiso mooyaane
cabdullaahi suldaan tima caddaa nooga siidige denbi dhaaf alle hasiiyo iyo derajo dheerada)
baaqan markaa waxaan u dirayaa
culimada sharciga dheehada iyo dhigaha diinteena
odayada dhasiig lagu hirtiyo samaha dhawraaya
abwaanada dhanbaale murtida loogu shuby dhiilka
dhalinta iyo aqoonyahnka aan dhiman damiirkoodu
dhumicudii haweenkiyo bulshada udub dhexaadkooda
dhibaatadaa dhulkii timi haday dhiilo gelin waydo
dhabna aan shacbigu uga gilgilan
waa dhaawac nooyaale
dadka u kala jaamynaya ee groupada qabyaalada iyo qudhunku ku dheehanyahy u sacabaynaaya waxaan leeyahy ilaahy haka cabsadaan dalka haw tudhaan dadka hawtudhaan nafooda hawtudhaan nabadana inagaa wax ku qabnee iyadu waxba inaguma qabto somalilnd halkaa ay maryso waxay ku soo gaadhy waa nabad ilaa uu ka yidhi ninka la yidhaahdo (xassan daahir awees) somalilnd waxay caabudaa wax la yidhaahdo nabad waxkast oo ku yimaada nabady ka doortaan buu uga jeedy hadlkaas tii aynu sidaa ugu caanbaxny hadii manta laad lagu dhufto oo la garan waayo waa dhibaato markaa waxaan hadlkayga ku soo geba gebaynayaa
halaysu samro halysu dulqaato waxa lakala tirsanaayona hadal halgu dhamaysto cidkastaaba maanta way ka cabanysaa mamulka jira reer aan cabayni ma jirjo manta haday tahay qolada silanyo ka dhashy ee carabka lala dhacaayo iyo hady tahy qolada uu la xididka yahy iyo hady somalind inteedakaleba waa la wada cabanayaa dhibatada jirtaana waxay tahy shacabku waa cabanaya cidii loo cabanaayeyna maba oga waxjira iyo waxa laga cabanaayo markaa waxaaan odhan lahaa 21 sanaynu isu soo samrynye waxa u hadhyba waa 2 sano ee aan isu samirno:
ilaahy baamahadleh
by: warsame jama ahmed
********************************************************
Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga