Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


ISKU DUUBNI BAA CADOW LAGU DILAA by mahamud mohamed jama.


(Hadhwanaagnews) Thursday, January 03, 2013
shacabka soomaaliland waan salaamayaa, muxaafid iyo mucaaradba waxaana u soo jeedinayaa in la iska dhaafo lana ilaawo xangaruufooyinka laga

shacabka soomaaliland waan salaamayaa, muxaafid iyo mucaaradba waxaana u soo jeedinayaa in la iska dhaafo lana ilaawo xangaruufooyinka laga dhaxlay doorashadii deegaanka ee dalka laga qabtay.
 
waxaan filayaa inay iska cadahay dhawr arrimood oo aan isleeyahay iyagaa dhibtan ugu waaweynaa oo kala ah sidan.
 
A- Diiwaan gelin la´aanta lagu galay doorashadan oo ahayd mid ka qarro weyn kuwii hore loo qaban jirey.
 
B- shacabka oo aan u bislayn nidaamka dimiqraadiga ee fikirka shaqsiga ah wax lagu doorto,kana door bida qabiilka.
 
C- iska daba wareegii iyo go´aamadii faraha badnaa ee ka soo baxayey komishanka doorashooyinka qarranka.
 
 
haddaba maxaa talo ah, waxaan leeyahay dalka inagaa iska leh ninka iyo nidaamka maanta jooga, waxaan ku bedelaynaa farta mar kale, sidaas awgeed dalka haloo tudho.
 
muwaadin.
mahamud mohamed jama.



href="mailto:mahamudmohamedjama@yahoo.co.uk">mahamudmohamedjama@yahoo.co.uk

********************************************************

Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.