Anigoo ah C/salaam Cismaan Cumar-jeex (Abu-Hurayra), kana tirsan bahda Shabakadda Caalamiga ah ee Hadhwaaagnews, waxaan halkan hambalyo gaar ah uga dirayaa Mustafe Rashaad Yuusf Iyo Suxufiyadda Caanka ah Walaashay Nimco Cumar Maxamed (Samriye), Oo 30/12/2012 Meherkoodu ka qabsoomay Hudheelka Maansoor ee magaalada Hargeysa. Waxaanan Ilaaha uga baryayaa inuu aqal-galkooda ku gaadhsiiyo Bash-bash Iyo Barwaaqo Aamiin Aamiin Aaamiin.