Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Taliyihii Saldhiga Dhexe Ee Magaalda Caynaba Iyo Darawalkii Mayirka Caynaba Oo Ku Dhaawacmay Khasaare Ka Dhashay Rasaas ay is waydarsanayeen Gaadhi Qaad oo ay lee dahay Shirkada 571


(Hadhwanaagnews) Sunday, January 06, 2013
Caynaba(HWN))Taliyihii Saldhiga Booliska ee Degmada Caynaba Saleebaan Maxamed (Goraya- eri) iyo Darawalkii mayirka caynaba Cilmi

Caynaba(HWN))Taliyihii Saldhiga Booliska ee Degmada Caynaba Saleebaan Maxamed (Goraya- eri) iyo Darawalkii mayirka caynaba Cilmi Baruud ku dhaawacmay. kadib markii ay saaka barqadii isku dayeen inay qabtaan Gaadhi nooca xamuulka Jaadka qaada oo ay leedahay shirkada



style="COLOR: rgb(51,51,101)">Qaadka 571 ee Ganacsade Af-diinle oo si sharci daro ah ula garab maray cashuurta qaadka Kastamka Caynaba. 

Sida Hadhwanaagnews loo xaqijiyay gaadhigaa oo ahaa gaadhigii Maayarka Degmada Caynaba Faysal Axmed Jaamac ay Taliyaha Saldhiga Booliska ee degmadaa iyo Maamulaha Kastanku kaxaysteen. kadib markii ay oggaadeen gaadhi kuwa qaadka ah oo dhinaca hawdka kasoo gudbayay, kaas oo ay saarnaayeen rag hubaysan, isla markaana la baxsanayay lacagta Cashuurta, balse markii ay eryadeen Booliska iyo Maamulaha kastanku uu ku dhacay gaadhigii ay wateen ee Maayarku  meel u dhaxaysa Tuulada Guumays iyo Yagoori . kadib markii tacshiirado rasaas ah lagaga soo furay gaadhiga qaadka ee shirkada Ganacsade Af-diinle oo ku baxsaday sidaa.

Warku wuxuu intaa ku daray in Taliyaha Saldhiga Booliska Caynaba xaaladiisa caafimaad liidato. kadib marii uu koomo galay, iyadoo ay shilkaa sidoo kale ku dhaawacmeen laba askari oo la socday iyo dareewalkii gaadhigaa, balse Maamulaha Kastamka Caynaba ayaan wax dhaawac ahi soo gaadhin.


Wixii war ah ee ka soo kordha isgoo Video ah Kala Soco Hadhwanaag New



Mohamed Bashir Nuur Giriig


Hadhwanaagnews


Caynaba/office


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.