Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan taageerayaasha xusbiga CADAALADDA IYO DARYEELKA (UCID) ee degan Toronto iyo hareeraheeda in ay ka soo qayb galaan xaflad balaadhan


(Hadhwanaagnews) Sunday, January 06, 2013
Waxa xafladda lagu qaban doonaa 1468 Victoria Park Ave. (BEST WESTERN BANQUET HALL) oo u dhow isgoyska

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan taageerayaasha xusbiga CADAALADDA IYO DARYEELKA (UCID) ee degan Toronto iyo hareeraheeda iyo guud ahaanba Jaaliyada Somaliland in ay ka soo qayb galaan xaflad balaadhan oo loogu dabaal-degayo guusha labaad ee uu xisbiga UCID uu ka soo hooyey tartankii GOLAYAASHA DEEGAANKA EE SOMALILAND ee qabsoomay November 28,2012. Isaga oo mar labaad ka mid noqday saddexda xisbi qaran.

Waxa xafladda lagu qaban doonaa 1468 Victoria Park Ave. (BEST WESTERN BANQUET HALL) oo u dhow isgoyska O?CONNER/VICTORIA PARK AVE maalinta SABTIDA JANUARY 26,2013 WAQTIGUNA WAA 7:00PM haddii Eebbe idmo. 

Waxaa

xafladdaa inagala soo qayb geli doona murashaxa madaxwaynaha ee xisbiga UCID mudane JAMAAL CALI XUSEEN IYO XOGHAYA GUUD EE XUSBIGA UCID mudane AXMED AADAN ISMACIIL (KEYSE)

 

Kulankaas waxaa la isaga xog-warami doonaa dalkii hooyo SOMALILAND maadaama aynu nahay dad danaynaya dalkooda una han-wayn NABADGELYADA IYO HORUMARKA SOMALILAND.

Waxaanu iyana idiinku bushaaraynaa in ay farxaddaa inagala soo qayb gelidoonaana fanaaniin waawayn oo aad dhamaantiinba u bogidoontaan.

 

SOO DHAWAADA WALAALAYAAL,WAQTIGANA ILAALIYA.

 

Fadlan wixii faahfaahina kala soo xidhiidha

Khadar Guun Jaamac (647) 717 4964

Shucayb C/Laahi Xuseen (416) 903 1120

Jawaahir Maxamed Ismaaciil (Caananuug) (416) 818 7503


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.