Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Jawaab: Hassan Buraale oo Gudoomiyaha Wadani ku sheegey Guleed Xawaashe inuu qabyaalad uuga jeedey by Luula Abdi.


(Hadhwanaagnews) Sunday, January 06, 2013
Jawaab: Hassan Buraale oo Gudoomiyaha Wadani ku sheegey Guleed Xawaashe inuu qabyaalad uuga jeedey = Been aan

Jawaab: Hassan Buraale oo Gudoomiyaha Wadani ku sheegey Guleed Xawaashe inuu qabyaalad uuga jeedey = Been aan raad lahayn
 
Aan kuu horeysiiyo ee hadaad is Leedey beelo iska hor keen oo dab shid kuu

suura geli meyso. Waxaad sheegtey in Ciro uu guleed Xawaashe oo uu methaal uugu soo qaatey Jamal Ali Hussien uu uuga jeedey qabyaalad uu leeyey maxaa na kaa soo dhex geliyey garxajis baannu nahay aniga iyo Faizal Ali Waraabe e. Miskiin ? Hassanow hadaad jaahil tahay aan fahmayn waxa weedha ka soo yeedhey gudoomiya Wadani uu uga jeedey ood is ku qaadey halkii ku bugtey oo qabyaalad ah, cidi ku caawin kari meyso. A/rahman wuxuu yidhi qori nin kale cabeeyey keebka ha qaban, wuxuu kaloo Guuleed xawaashe uuga jeedaa ha soo dhex gelin silsilad kaa horeysey adoo xiiqsan ee bal wax u hubso. Wuxuu kaloo Jamaal ku yidhi ma Faizal baa ku yidhi iga nasi waan ku daalee. Hadey cidi qabyaalad istic maashey adaa raba in aad Jamaal qabyaalad ku taageerto.
 
Hadii se aad is Leedey beesha Ciro iyo ta Jamaal iska hor keen, horta ma isu taqaan labada beelood iyo waxa ka dhexeeya. Kolay garan meysid ee aan in yar kaaga sheego.
A) waa ul iyo diir keed
B) waa wiil iyo Abtigii
C) waa labada reer ee Berbera wada dega.
D) Waa laba reer oo dowladuhu isku diri kari waayeen.
Adna Hassan habeenow meel aan kuu banaaneyn baad dooneysaa in aad cidhiidh sato. Labada beelood maaha qaar adoo kale war u kala qaadi karo oo dowladaha ayaa ku dawakha. Adna markaad fashilanto ayaad tegey adoo liifada. Afsomaliga ayaa kugu yar, faham kiisana waad la liidataa ee
Waan kuu dar daar werinayaa deyso hadal kaagan faaruq baad tahay e ah.
Isku soo xoori oo waxaad soo qortey wax qiima le maaha weliba jawaabtuna waa kugu khasaare oo ciyaal aan meel loo socdo garanayn bad tahay.
(Ha yeeshee waxaa kama damqado daacuflaha aar e = Ciro).
Hassan habeenow sir yarna aan kuu sheego e dhegta ii soo dhawee, Abdirahman Ciro waa Madaxweynaha mustaq balka ....diid ama doon ... markaasaad amaan tiisa badin doontaa.

********************************************************

Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.