Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Sicir Bararka Kulmiye By Mukhtar Cilmi‏


(Hadhwanaagnews) Sunday, January 06, 2013
waxaan halkan aad uga salaamayaa bahda Shabakada Caalamiiga Hadhwanaagnews.com

Red roseAsalamu calaykum waraxmatulahi wabarakato.Red rose

src="http://gfx2.hotmail.com/mail/w4/pr04/ltr/emo/ids_emoticon_rose.gif" width=19 height=19>

Red rosewaxaan halkan aad uga salaamayaa bahda Shabakada Caalamiiga Hadhwanaagnews.comRed rose


Sida aanu la wada socono waxa somaliland ka jira sicir barar aad iyo aad u saamayey shacabka somailaind ee dan yarta ah ee ay dhaqalahoodu aanu ku filnen,sicir bararkaas oo maraya meel aad u halis ah waxaana masuuliyada kowaad leh xukuumada madaxdu ka yahay madaxweyne silaanyo .

iyado uu sicir bararku sida yahay ayu hadana la timi cushuur kordhin xaga ay ahayd inay ka dhinto alabooyiinka daruuriga sida bariiska ,baastada, daqiiqda,sunkurta iyo xukumada oo ku fashilantay inay kala xadayso ganacsiga dalka,waayo ki soo dajiyay aya dib uu tafariqeneya !, halki u ka iban laaha jumlad si ay uka daba ceshan ganacsatada yar yar, ceebtana waxa leh wasaarada ganacsiga.


Sida aanu la wada socono waxa dalka ka socda qas xaga cashuuraha iyo musuq maasuq baahsan , taaso aanay xukuumadu ka fiirsan cashuur kordhinta sida dhinaca beeraha, badicadaha, qaadka oo ka taagan yahay muran isaagana , waxa loo baahna inay dawladu ku kordhiso cashuurta gawadhida yar yar ee raaxada ee wadanka ay faai´du uu lahayen ee ku soo badanaya magaalooyinka dalka.

Wasaarada ganacsiga iyo baanka dheex waa inay kontroolaan qimo korarka ku yimi lacagta dolaarka, waayo maanta 100 dollar wuxu maraya 700 000 sl !, marka dadki dan yarta aha ee boqolka dollar lo soo dirayay kuma filna oo waxbo uma jarayo, masuuliyadaas waxa leh oo ka masuul ah xukuumada maanta jirta ee kulmiye , oo aan shacabeeda hoos uu eegayn, waxaan leeyahay shacabku  ha ka fiirsadaan inay codkooda siiyaan mar dambe xisbiga kulmiye .


By Mukhtar Cilmi

********************************************************

Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.