|
ascwrb
markii ay xornimada qaadatey wixii loo yaqaaney somalia 1960 waxaa jirtey doonis ah in somaliweyn la isla doonto arintaa waxaa horseed ka ahaa shacabka reer somalilnad oo markaa doonayey iney raadiyaan 5 tii somaliyeed
reer somalilnad markii ay xornimada ka qaateen ingriiska 26 june 1960 isla markiiba waxey dooneen iney koonfurta somalia oo iyaguna 4 maalmood ka dadib ka xoreeebey talyaaginii iney
isku darsamaan
waayo shacabka reer somalilnad waxey moodayeen reer koonfreedku iney yihiin dad la fahmi karo oo walaalo lala noqon karo oo lala noolaan karo oo wax lala qeybsan karo
laakiin mudo kadib waxaa soo baxdey umadan koonfurta somalia dagani iney yihiin dad aan aqoon walaalnimada dad aan aqoon sida bini adamka loola noolaato waxaa soo baxdey iney yihiin umada iska xoolo dhaqato ah iyo beeraley ah oo aan nidaamka dowladnimo waxba ka aqoon
waxaa soo baxdey umada naxli iyo cuqdad uun ka sameysan iney yihiin
markaas ayey jabuuti go aan ku gaadhey inaaney kuwan waxba ka sugin ee ay noqoto dowlad gaar ah waaney noqotey oo maanta jabuuti waa dowlad gaar u taagan
waxa iyaguna go aan ku gaadhey iney kuwan isaga tagaan somali gelbeed oo waxey door bideen intii ay reer xamar la noolaan lahaayeen iney itoobiya la noolaadaan waayo reer xamarka cidi lama noolaan karto
dhinaca somalilnad ayaa iyaduna sida jabuuti oo kale go aan ku gaadhey iney iska dhaafto wixii loo yaqaaney somaliweyn waayo dadkan koonfurta somalia dagan ayaan aheyn umada la fahmi karayo
sidaas oo kale somalida dagta kenya ayaa igana faraha kala baxey wixii la odhan jirey somaliweyn
waxaa imaka soo bax baxaya in maamulka puntilnad uu doonayo inuu iska ilaawo wixii loo yaqaaney somaliweyn oo uu noqdo dowlada madax banaan ilaa uu aqoonsi ka helayana uu ahaado dowlad gaar ah
waxaa sidoo kale iyaguna soo xaadh xaadhanaya jobooyinka oo ay caasimad u tahey kismaayo iyaguna waxey ku fikirayaan iney noqdaan dowlad ka madax banaan somalia oo maamul madax banaan ay noqdaan
hadaba waxaa xaqiiq in wixii la odhan jirey somaliweyn loo nacey reer xamarka oo cid waliba ay faraha uuga qaadey
waxaan leeyahey reer xamarow somaliweyn cid rabtaa ma jirto idinka ayaa la idiin nacey markaa calanka 5 xidigleh ee aad la war wareegtaan inaad gubtaan ayaa ila fiican waayo calankaas cid rabtaa ma jirto
by cabdi aadan from swden
********************************************************
Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga
|