Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Hambalyo Dhalasho Wacan: Xoghayaha Fulinta Dawladda Hoose Oo Wiil U Dhashay


(Hadhwanaagnews) Sunday, January 06, 2013


Hooyo Aamina Axmed Weris, Hooyo Hodan Cabdi Cilmi, Siciid Maxamuud Gahayr,, Mahad Maxamuud Gahayr, Eng C.Qani Maxamuud Gahayr, Eng Khadar Maxamuud Gahayr, C.Shakuur Maxamuud Gahayr, Abuubakar Maxamuud Gahayr, Eng Rashiid Diiriye Faarax, Yuusuf Soofe Xirsi, Xasan Soofe Xirsi, Ibraahin Aw Muxumed Gahayr, Cumar Maxamuud Gahayr, Cismaan Maxamuud Gahayr

Dhammaan dadkaas iyo reer Maxamuud Gahayr Kabadheere meel kasta oo ay joogaan waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Xogahayaha Fulinta Dawladda Hoose ee Hargeysa

Mudane Mawliid Weris C.Laahi iyo


center" class=MsoNoSpacing align=justify>Marwo Sucaad Maxamuud Gahayr

Oo maanta wiil ugu dhashay Gargaar Hospital ee Magaalada Hargeysa..Wiilkaas oo loo bixiyay C.Raxmaan Mawliid Weris C.Laahi?? waxa ay leeyihiin

Ayeeyo, eddo iyo abti noqo kii dalkiisa, dadkiisa iyo diintiisa anfaca

Aamiin?????. Aamiin ????. Aamiin

saedmgahair@hotmail.com


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.