sidaynu la wad socono waxay wasaarda dulista iyo hawadu dhawaan shaqagalisay
dhalilnyaro tiro badan oo iskugu jirta hablo iyo wiilalba hadba waxqabadka wasaradu wadaa waa mid la odhan karo waxay ka bilawday xaga shaqada iyadoo kaga horaysa wasaradaha
kale dhinaca dhalinyarda wadanka wax ka barta ee jamaciyiinta ah
waxa badana dhalinyaradu aad ugu fikirtaa markay waaxbarshadooda sare dhamaystaa inay donan siday wadankooda
uga shaqo gali lahayee wasarada duulista iyo hawadu waa wasaradagaliyee ka qayba gashay inay shaqo abuur u samaysay
dhalinyaro