Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Tafatiraha Shabakadda WEEDHSAN Oo Ka Soo Kicitimay Somaliland Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Caasimadda Dalka Uganda Ee Kampala Iyo Waraysi Khaas Ah Oo Ay Hadhwanaagnews La Yeelatay


(Hadhwanaagnews) Sunday, January 06, 2013
Kampala-(HWN)- Maxamed Saleebaan Cumar, oo ah saxafi qoraa sare ah,waxa si weyn u soo dhaweeyay

Kampala-(HWN)- Tafatiraha Shabakadda Caalmiga ah ee WEEDHSAN, Maxamed Saleebaan Cumar, ayaa xalay ka soo degay garoonka dayuuraddaha ee caalamiga ah ee Entebbe Internationl Airport ee ku yaala caasimada dalka Uganda ee Kampala isaga oo ka soo kicitimay caasimadda Somaliland ee Hargaysa.

Maxamed Saleebaan Cumar, oo ah saxafi qoraa sare ah, waxa garoonka diyaaradaha ee Kampala si diiran oo hab maamuuskeedu aad u sareeyo ugu soo dhaweeyay dadweyne aad u tiro badan oo ka mid ah jaalliyadda Somaliland ee ku nool dalka Uganda, iyo ardaydda Somaliland ee wax ka barata Jaamacadaha wadankan Uganda, waxaanu xusay mar uu garoonka Diyaaradaha ee caalamiga ah ee Entebbe Internationl Airport uu waramayay xafiiska wararka ee wakaaladda wararka

ee caalamiga ah ee HADHWANAAGNEWS ee Kampala in Ujeedadda safarkiisu la xidhiidho hawlo shaqo oo aad u muhiim ah.
 
La soco waraysi khaas ah oo aad u xiiso badan oo ay Hadhwanaagnews la yeelatay

Cabdiqaadir Maxamed Ciid (Baay)

soohaad10@hotmail.com

Hadhwanaagnews.com/Office

Kampala/Uganda.


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.