R-Hadhwanaag: Xiddiga Kubadda Cagta Somaliland Ku Caan Baxay ee Tadhase Oo Markii Ugu Horeysay Shaaca Ka Qaaday In Ciyaaraha Somaliland Marayaan Halkii ugu Hoosaysay, Kana Hadlay Doorashadda Ururka Anfac
(Hadhwanaagnews) Sunday, January 13, 2013
Halkan ka dhagaysow Waraysi dheer oo aanu la yeelanay Guddoomiyaha ururka Anfac, Waraysi Qaade Najax Aadan Cunaaye
Halkan Guji Oo Ku Dhagayso Mobilekaaga